Category: Warar

Home » Warar » Page 482
Post

Taliyihii NISA ee Gedo oo qarax lagu dilay.

Doolow (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay Taliyihii NISA ee gobolka Gedo Gaashaanle Sare Bakaal Kooke . Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha qarax loogu xiray gaari uu saarnaa inta u dhaxeeysa degmooyinka Doolow iyo luuq  ee gobolka Gedo. Goobta uu qaraxa...

Post

Biden oo marti gelin doona madaxda Africa

Afhayeen u hadlay madaxweynaha Malawi oo la yiraahdo Lazarus Chakwera ayaa sheegay in shir-madaxeedka Mareykanka iyo Afrika ee toddobaadka soo socda uu madaxda qaaradda siin doono fagaare ay ku cabbiraan fikradahooda ku aaddan sida ganacsiga Mareykanka iyo Afrika uu horumar u gaari karo, gaar ahaan aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.

Post

Soomaaliya & Ethiopia oo ka wada- hadlay amniga xuduudaha iyo dagaalka Al- Shabaab.

Adis Ababa ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wafdigiisa Addis Ababa ku sugan ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha ciidanka milatariga dalka Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha la dagaalanka As iyo sida labada dal ay isaga kaasha karaan dagaalka argagixisada. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in...

Post

Caqabadaha, fursadaha iyo casharadii laga baraty Dagaalka socda.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Marka uu Duuliyahu diyaaradda uu dhabaha (runway-ga) soo dhigo si ay uduusho, kadibna uu taabto dhammaan amarada (commands) loo baahanyahay si ay u sara kacdo; Xal kale uma furna duuliyaha aan ka ahayn in diyaaraddaas ay kacdo, hadii kale qasaaro nafeed iyo mid dhaqaale ayaa halkaas ka dhici doona. Sida aan...