Gaaris (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada magaalada Gaariga ee gobolka Waqooyi Bari Kenya . Iska hor imaadkan ayaa ahaa mid u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo kooxda Al-shabaab oo marar badan weeraro ka fuliyay gudaha Kenya Iska hor imaadkan...
Halka uu marayo shirka uu ku baaqay Xasan Sheekh & madaxdii hore
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in uu ka qabsoomo shirwayne uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxaa la sheegay in looga hadli doona xaaladda dalka , dhinacyada Siyaasada , amniga iyo dhaqaalaha waxaana martigalinaysa Villa Soomaaliya oo hadda saran culays siyaasadeed. Masuuliyiin kala duwan oo dalka xilal...
Cali Guudlaawe oo Jowhar ku qaabilay madax ka socotay WFP
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Laura Turner.
Ra’iisul wasaaraha Netherlands oo sheegay in uu siyaasada ka fariisanayo
Ra'iisul wasaarihii ugu waqtiga dheeraa Netherlands, Mark Rutte, ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo siyaasadda.
Putin ‘oo la kulmay’ madaxa Wagner kadib kacdoonkii fashilmay
Kremlin-ka ayaa maanta sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu Kremlin-ka kula kulmay madaxa Wagner Yevgeny Prigozhin, 29-kii June, maalmo kadib markii kooxda calooshood u shaqeysatada ah ay isku dayday inay afgambiso hoggaanka militari ee Ruushka.
Mareykanka oo sheegay inuu dilay hogaamiyaha kooxda daacish
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay inuu soo gabagabeeyay weerar xaga cirka ah, kaas oo uu ku dilay hogaamiyaha kooxda isugu yeerta dowladda islaamka ee ISIS, Usamah al-Muhajir, xili uu ku sugnaa Bariga waddanka Suuriya.
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay deegaanadaasi
Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Kumaandooska DANAB iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo xooggan ka billaabay deegaanno katirsan Gobolka Jubada Hoose.
Toban sanno ka dib oo Al- Shabaab laga saaray Jubada Dhexe
Afmadow (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya degmada Xagar ee goboolka jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaankaas muddo 10 sano ah kaddib. Haddaba qaabka Shabaab looga xoreeyay Xagar iyo xaaladda deegaankaas ayaan weydiinay guddoomiye Ku xigeenka Afmadoow. Xagar ayaa illaa 80...
Galcad Ciidan Mareykanka ayaa ‘’Saldhig ‘’ ka samaystay
Galcad (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno Degmad Galcad ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya halkaas fariisimo ay ka samaysteen ciidan ka socda Mareynkanka. Ciidankan ayaa lagu soo waramayaa in ay yihiin kuwa ka tirsan howlgalka AFRICOM kaas oo la dagaalama kooxda Al- Shabaab. Fariisamahan ayaa ah mid cusub oo sida wararka ay sheegayaan noqon doona...
Ruushka oo ka xanaaqay tallaabo uu Turkigu qaaday
Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku sugnaa Turkiga.







