Dagaal xooggan ayaa ka dhacay gudaha iyo agagaarka caasimadda dalka Sudan ee Khartoum, inkasta oo dhinacyada ku dagaalamaya dalkaasi ay hore isugu raaceen heshiisyo xabbad-joojin ah.
Nin kalluumeysato ahaa oo meydkiisa laga dhex helay yaxaas liqay
Meydka nin Australian ah oo la waayay xilli uu la kalluumaysanayay saaxiibadiis ayaa laga helay gudaha Yaxaas.
Ruushka oo Ukraine ku eedeeyay in ay isku dayday khaarijinta Putin
Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen laba diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo xalay bartilmaameedsaday aqalka Kremlin-ka ee magaalada Moscow, waxayna ku eedeeyeen Ukraine inay isku dayday inay disho madaxweynaha Rushka Vladimir Putin.
Dowladda Soomaaliya oo canshuurta ku kordhisay qaar ka mid ah badeecadaha la keeno dalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wax kabadal ku sameysay qaar ka mid ah badeecadaha loo soo dhoofiyo dalka, iyada oo ka soo saartay xeer loogu magacdara; Xeer Nidaamiyaha waxkabadalka Jadwalka dhaqangalka ah ee Tacriifada iyo Canshuurta gadidda ee badeecadaha dalka loo soo dhoofiyo qaar kood.
Xukuumadda FS oo sheegtay in ay yaraadeen 70% weerarada Al-Shabaab
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shirguddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya iyo Kenya.
ATMIS oo shaacisay waqtiga ugu danbeeya ee ay ka baxayaan Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Maj. Gen. Marius Ngendabanka oo ah taliye ku-xigeenka howlagalak cusub ee nabad ilaalilinta ATMIS ayaa sheegay in marka la gaaro bisha June ee sanadkaan qaraarka Qaramada Midoobey uu dhigayo in Soomaaliya laga saaro 2000 oo askari, isaga oo xusay in howlo farsamo ay dib ugu dhaceyso fullita howshaan bisha August 2023. Taliyaha oo ka...
GAROOWE : Doorashooyinka & Laascanood oo diirada la saaray
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha – maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland kulan kula qaatay Hay’adaha amniga maamulkaas. Diirada waxaa lagu saaray kulankan muhiimada iskaaashiga Hay’adaha amniga iyo dagaalka xalka aan laga – gaarin ee wali ka socda magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Kulankan waxaa lagu soo hadal qaaday arrimaha ...
MD Xasan oo UK u diiday ka qayb galka Caleemasaarka Boqorka UK
London (Raxanreeb ) Dowladda Ingiriska oo horay Madaxweynaha Soomaaliyaa Hassan sheikh Mohamud ugu casuumtay in uu ka qeybgalo caleemasaarka boqorka UK oo maalma kadib ka dhici doonta magalaada London ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku wargelisay Villa Somalia in aysan suurtagal ahayn in Madaxweynaha uu ka qeybgalo. Sababta ugu wayn arintan ayaa lagu sheegaya maadaama Soomaaliya...
James Swan oo lagu bedelay Catriona Laing
Muqdisho (Raxanreeb ) James Swan oo in muddo ah maamulayay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la bedelay sida uu sheegay , Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. James Swan ayaa lagu bedelay sida uu shaacayay António Guterres haweenay u dhalatay dalka Ingriiska oo lagu magacaabo Catriona Laing War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay...
109 qof oo ku dhintay daadad ka dhacay waddanka Rwanda
Warbaahinta waddanka Rwanda ayaa sheegtay in 109 qof ay ku dhinteen daadad xilli roobab mahiigaan ah ay ka da'een gobollada galbeedka iyo woqooyiga ee dalkaas.







