Dowlada Qatar ayaa xiriir wanaagsan oo aad adag la laheyd dowladii Madaxweyne Farmaajo, iyagoo ku taageeray dhaqaale iyo siyaasad intaba.
Sawirro: Barakacyaal hor leh oo soo gaaray duleedka Muqdisho
Qoysas badan oo ka soo barakacay gobollada abaaruhu ay ka jiraan ayaa soo gaaray duleedyada magaalada Muqdisho.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay danjiraha China
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Da’ud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda China Fea Shengchao.
Goobaha waxbarashada dalka Filibiin ayaa dib loo furay kaddib Covid-19
Waddanka Filibiin Malaayiin carruur ah oo ku nool Filibiin ayaa ku laabtay dugsiyada hoose iyo sare fasalladoodii ugu horreysay ee tan iyo markii uu faafay Caabuqa COVID-19 uu ku dhacay laba sanno ka hor
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed kaasi oo laga dhisayo degmada Matabaan.
Kate Foster ‘’Soomaaliya waxaan kala shaqayn doonaa Amniga‘’
Dowladda UK ayaa ka mid ah dowladaha Amniga ka taageera Soomaaliya
Al- Shabaab oo lix ruux ku toogtay Shabeellaha Hoose.
Waxa ay sheegeen Al – Shabaab in dadkan ay ka soo qabqabteen magaalooyin badan oo Soomaaliya
Maxay ka wada hadleen Saciid Deni & Saraakiishii Itoobiyaan ahoo Garoowe gaaray ?
Madaxwaynaha Puntland ayaa si la mid ah booqasho ku tagay Adis-Ababa iyadoo Madaxwayne Xasan Sheekh u uku guda jiray hagaajinta xiriirka wadadama gobolka.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo soo saaray amarro qofka dhinta
Muqdisho (Raxanreeb) Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan, ayaa sheegay marka uu geeriyoodo
RW Cumar Cabdirashiid oo duray muddo kororsiga Axmed Madoobe
“Ku dhaqanka sharciga laguma adkayn karo qaar, qaarka kalena looma oggolaan karo inay adeegsadaan awood si dano gaar ah loogu gaaro.”









