Wasiirka Gaashaandhiggaa Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Nuur oo ku sugan deegaannada Hirshabeelle ayaa yiri.
Somaliland oo kulan isugu yeertay Hay’adaha ka howlgalla degaannadeeda
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaarha, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan xubnaha guddiga ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiin
Itoobiya oo soo riday diyaarada hub u siday TPLF & dagaal wali ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya
Dagaalkan ayaa soo afjaraya xabbad-joojintii la wada sugayey tan iyo bishii March...
Madaxweyne Deni & Wafdi ka socda DFS oo si horudhac ah uga hadlay Khilaafka jira.
Madaxweynaha ayaa wafdiga uga mahad celiyay safarka ay ku yimaadeen Magaalada Garoowe
Xukuumadda Muuse Biix cabsi miyay ka qabtaa in markale rabshado ay ka dhacaan Hargaysa.
Deegaanada Somaliland , waxaa ka jira dhibaatooyin is biirsaday oo la xiriira abaaro iyo
Xukuumadda Soomaaliya oo faah faahisay qodobada shirka golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamacayaa furay kulan Wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda
Nabaddoon Maxamed Nuur Diiriye oo lagu dilay suuqa Bakaaraha
aahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay barqanimadii maanta kooxo hubeysan ka geysteen gudaha Suuqa Bakaraaha
Sanbaloolshe oo tegay jiidda hore ee dagaalka Hiiraan
Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa haatan tegay deegaannada laga xoreeyey Al-Shabaab, isaga oo ay wehliyaan wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo sidoo kale taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya oo gar gaar gaarsiisay deegaanno ka tirsan Hiiraan
Iyadoo lagu guda jiro gurmadka degdegga ah ee deeqda lagu gaarsiinayay dadka abaartu saameysay,
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kala wareegay deegaanno cusub Al-Shabaab
Ciidamo katirsan kuwa qeybta 27aad oo ay horkacayeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Magalada Beledweyne ayaa howlgallo ka sameeyay degaano hoostaga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.









