Category: Xog

Home » Xog » Page 22
Nabadoonno lagu laayay  Masgawaa oo  weerar uu ka dhacay + Magacyadooda
Post

Nabadoonno lagu laayay  Masgawaa oo  weerar uu ka dhacay + Magacyadooda

Dhuusmareeb(Raxanreeb) Wararka aan ka helayno deegaanka Masgawaa ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay nabadoonno Soomaaliyeed. Xog ay heshay RBCbauaa sheegaya in nabadoonadooda gurigooda loogu xiray miino , taasna ay keentay dhimashadan waxgaradkan. Ilaa iyo hadda waxaan helay seddax ka mid ah Nabadoonada lagu dilay maanta Deegaanka Masgawaa ee gobolka Galgaduud halkaas oo...

Amniga Muqdisho miyaa wax laga qabtay Bishan Ramadan ?
Post

Amniga Muqdisho miyaa wax laga qabtay Bishan Ramadan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka fuliyay xaafado ka mid ah  magaalada Muqdisho. Howlgaladan ayaa ah kuwo daba socda howlgalo xariir ah oo maamulka gobolka Banaadir uu ka wada degmooyinka Muqdisho si amniga wax loogu qabto. Afhayeenka ciidanka Booliska Sadiikh – Doodishe ayaa sheegay wax laga qabtay dhacdooyinka...

Dilalka ka dhacay Muqdisho ma waxa u sabab ah hubka ama ?
Post

Dilalka ka dhacay Muqdisho ma waxa u sabab ah hubka ama ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu soo hagagagayo xilligan amniga magaalada Muqdisho ka dib markii xaafadaha qaar ciidamo lagu daadiyay. Saraakiisha ciidanka Dowladda oo ku kulmay – magaalada Muqdisho ayaa sheegay, in wax badan ay ka qabteen amniga tan iyo markii la guda galay bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxa ay sheegeen Hay’adaha amniga...

Maxay yihiin ciidanka Dowladda ay gaysay degmooyinka Muqdisho ?
Post

Maxay yihiin ciidanka Dowladda ay gaysay degmooyinka Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Soomaaliya ayaa degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxa ay gaysay ciidamo fara badan kuwaas oo amniga caasimadda sugaya. Degmooyinka ciidanka dowladda ay gaysay waxaa ka mid ah Karaan , halkaas oo ka mid ah meelaha ugu daran ee ay ka jirto ami darrada caasimadda. Ciidankan ayaa ahaa kuwo dhawaan tababar loogu...

WARBIXIN : Go’ doonka dadka Muqdisho !!
Post

WARBIXIN : Go’ doonka dadka Muqdisho !!

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka jira xilligan xaalado adag oo  raadaad aan wanaagsan ku reebay shacabka ku nool magaalada Muqdisho , taas oo keentay in xitaa Dowladda Soomaaliya ciidamo hor leh ay gayso degmooyinka qaar ee caasimadda. Dad badan oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegaya  in dhibaato badan ay kala kulmaan si...

IS-ARAG : Goobta & Goorta ay dhacayaan wada- hadalada DFS & Somaliland
Post

IS-ARAG : Goobta & Goorta ay dhacayaan wada- hadalada DFS & Somaliland

Jabuuti (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  Jabuuti  Ismeal Omar Geelle iyo Ergayga Madaxwaynaha Soomaaliya u qaabilsan wada- hadalada Cabdiriim Guled ayaa ka wada- hadlay Geedi socodka wada- hadalada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland. Labada dhinac ayaa inta  uu  kulankooda socday diirada saaray , sii ambaqaadida wada- hadaladii socday si loo gaaro natiijo wax ku ool ah oo sababi...

XOG : Ismeal Geelle oo isku keenaya Biixi & MD Xasan+waxa laga hadlayo
Post

XOG : Ismeal Geelle oo isku keenaya Biixi & MD Xasan+waxa laga hadlayo

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Jabuuti Ismeal Omar Geeele uu qorshaynayo , in si fool – ka fool ah kulan siiyo Madaxwaynaha Soomaaliya Madaxwayne Xasan Sheekh iyo  Muuse Biix Cabdi. Xogaha la helayo ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Jabuuti Geelle kulanka labada dhinac ee uu qorshaynayo looga hadlo sii wadista wada-...