MOOSHIN  xilka loogu tuurayo RW  Xamse Cabdi oo ka socda Nairobi & Muqdisho

MOOSHIN  xilka loogu tuurayo RW  Xamse Cabdi oo ka socda Nairobi & Muqdisho

Nairobi (Raxanreeb ) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu aad u xoogaystay mooshinka ujeedkiisu uu yahay xil ka tuurista Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya.

Waxaa Caawa ilaa iyo Xalay Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya ka Socda Mooshin kalsooni kala noqosho ee Xukuumada Ra’iisul-Rasaare Xamze Cbdi Barre.
                                                           Mooshinkaan ayaa waxaa hor kacaya sida la Xaqiijiyey Guddoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Hajji.

Sidoo kale waxaa riixaya mooshinkan Xildhibaano saameyn wayn ku leh siyaasada dalka kuwaas oo Dhaliilsan xukuumada Ra’iisulwasaare  Barre.

Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu dhaliilaa in ay tahay mid fadhiid ah isla markaana wax badan aysan ka qaban waxyaabihii loo egmaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published.