Category: Xog

Home » Xog » Page 24
DABAGAL : Talaaabo laga qaadayo askar shacab ku laayay Muqdiso
Post

DABAGAL : Talaaabo laga qaadayo askar shacab ku laayay Muqdiso

Muqdisho(Raxanreeb) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xabsiga la dhigay askar ka tirsan Dowladda oo dil  u- gaystay dad shacab ah. Dilkan waxa ay askartan  ka gaysteen isgoyska Siinaay halkaas oo ah bar kantarool oo ciidanka Dowladda ay  ku sugan yihiin isla markaana gadiidka ay ku baaraan. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa...

Isbitaalka Laascanood “Waxaan haynaa 96 dhimasho ah iyo 560 dhaawac ah”
Post

Isbitaalka Laascanood “Waxaan haynaa 96 dhimasho ah iyo 560 dhaawac ah”

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka sii soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha diidan in Somaliland ay ku sii sugnaato gobolada Sool, Sanaag iyo  cayn. Dagaalkan oo galay todobaadkii afaraad waxaa uu gaystay khasaare isugu jira dhimasho  iyo dhaawac oo inta badan soo gaaray dadka rayidka ah .  “Waxaan...

BFS oo maanta  ‘’cabsi amni’’u baajiyay kulankii Golaha shacabka
Post

BFS oo maanta  ‘’cabsi amni’’u baajiyay kulankii Golaha shacabka

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Arbaca ah waxaa dib loo dhigay kulan  lagu waday in mudanayaasha Golaha shacabka ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho , sida  lagu wargaliyay xildhibaanada. Warar warbaahinta ay heshay ayaa sheegay in kulanka loo baajiyay sabab la xiriirta amniga caasimadda oo  ay ka taagan tahay xaalad hubinti la’aan ah taas oo keentay....

Saciid Deni & su’aalaha ku gadaaman safarkiisa Imaaraadka Carabta
Post

Saciid Deni & su’aalaha ku gadaaman safarkiisa Imaaraadka Carabta

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la soo sheeegayaa in maalmahan soo aadan uu safar ku tagi doono  Imaaraadka carabta oo fara galin ku haya arrimaha Soomaaliya. Safarka Madaxwaynaha Puntland markii uu soo baxay ayaa waxaa ka dhashay su’aalo badan oo ku saabsan ujeedooyinka gaarka ah ee ee Saciid Deni ee safarkiisa...

Kulanka Saraakiisha AFRICOM & kuwa PSF ee Puntland oo shaki laga muujiyay
Post

Kulanka Saraakiisha AFRICOM & kuwa PSF ee Puntland oo shaki laga muujiyay

Boosaaso ( Raxanreeb ) Saraakiil ka socda Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa maanta oo Jimcaha gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Saraakiishan ayaa magaalada Boosaaso kula shiray  Agaasimaha guud ee PSF S/Guuto Maxamuud Cismaan Diyaano ,  walalkiisa Asad Diyaano , iyo xubno ka mid ah saraakiisha Puntland. Labada dhinac ayaa isla soo qaaday arrimo...

Caga badan kuma taagna Laascanood !
Post

Caga badan kuma taagna Laascanood !

Laascanood (Raxanreeb )  Magaalada Laascanood markasta waxa laga filan karaa in ay ka dhacaan duqeymo iyo dagaal sabab la xiriirta in wali wax xal ah laga gaarin xiisada laga walaacsan yahay eek a jirta magaalada. Ku dhawad 10 maalin oo dagaal uu ka socdo keliya waa in dhinacyada loogu baaqay in ay joojiyaan dagaalka ay...

MOOSHIN : Xildhibaano doonaya in la kordhiyo muddo xileedka Golaha shacabka !
Post

MOOSHIN : Xildhibaano doonaya in la kordhiyo muddo xileedka Golaha shacabka !

Muqdisho (Raxanreeb )  Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan  Golaha Shacabka ee Barlamaanka  Federaalka ay saxiixeem mooshin ay ku doonayaan in lagu kordhiyo muddo xileedka  uu shaqaynayo Barlamaanka Soomaaliya. In ka badan 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saxiixay mooshin lagu kordhinayo in waajibaadka Baarlamaanka Federaalka laga dhigo muddo shan...

Ciidamo laga soo daabulayo Gedo si loo geeyo Xarardheere
Post

Ciidamo laga soo daabulayo Gedo si loo geeyo Xarardheere

Beledxaawo (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday qorshaha daabulidda ciidanka Gorgor ee Dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo gaysay degmooyinka qaar ee gobolka Gedo. Dhawr xero oo gobolka Gedo ah ayaa lagu soo waramayaa in laga saaray ciidamo fara badan kuwaas oo la isugu geeyay degmada Dolow ee gobolka Gedo si loogu soo qaado magaalada Muqdisho....