Laascanood ( Raxanreeb ) Shirka qaar ka mida beelaha dega ssc oo maanta shirkoodi ka dhicidoono magaalada lascaanood ee gobolka Sool. Go’aano ayaa lagaga dhawaaqi doonaa sida ay sheegayaan xogaha saaka oo Sabti ah laga helayo magaalada Laascanood. Qaban – qaabada shirka ayaa ka jira maanta magaalada Laascanood ,halkaas oo amaanka ay sugayaan dadka deegaanka....
XAQIIJIN : Ma hargaysa laga furay goob lagu Ooyo ? Run ama Been !
Hargaysa ( Raxanreeb ) Baraha bulshada Soomaalida saacadihii la soo dhaafay waxaa aad loogu hadal hayay in laga furay xarun lagu ooyo. RBC oo baaris ku sameeyay arintan aadka loo – hadal hayo ayaa ogaatay in warkaas uu yahay mid aan jirin oo uu qayb ka yahay wararka been – abuurka ee faafintiisu ay aad...
KHILAAF : Diwaangalinta doorashooyinka Puntland oo laga diiday Gobolka Nugaal .
Garoowe ( Raxanreeb ) Wararka RBC maanta oo Jimca ah uu ka helayo magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas laga diidan yahay diwaan galinta doorashooyinka ka socda Puntland. Kulan looga hadlayay diwaan- galinta doorashooyinka oo ay isugu yimaadeen Odayaasha deegaanka iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa la xaqiijinayaa in fashil uu ku dhamaaday....
XOG : Shirka Baydhabo oo qarka u saaran inuu burburo & gacan ka hadal laga cabsi qabo.
Baydhabo ( Raxanreeb ) Xog RBC uu ka helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan shirar kala duwan oo beeluhu ay leeyihiin. Shirkan ayaa la xaqiijinayaa in markii hore uu ku bilowday si caga jiid ah maadama xubnaha mucaaradka ay qabeen tabashooyin salka ku haya arrimaha doorashooyinka. Tan iyo...
DEG-DEG : Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Xamarwayne.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax weyn ayaa ka dhacay degmada xamarweyne ee gobolka banaadir. jugta qaraxa ayaa ah mid aad u weyn waxaana hada la maqliyaa dhawaqa rasaas ka dhaceysa goobta uu qaraxa ka dhacay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada xamar weyne ee gobolka banaadir.
WARBIXIN : Muhiimadda Degmooyinka Xarardheere, Ceeldheer ,Galcad & ay u leeyihiin DFS.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 15 sanno ka dib gacanta kooxda Al- Shabaab ka saartay degmooyin iyo deegaano dhaca gobolada Mudug , galgaduud kuwaas oo ah magaalooyinka istaraateji ah marka la barbardhigo deeganadii kale ee hore Dowladda uga saartay Al- Shabaab. Degmooyinka Xarardheere, Galgacad , Ceeldheer ayaa ka mid ah meelaha muhiimka ah...
Shaqaallaha Wasaaradaha Dowladda oo loo fasaxay cabsi amni.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa la fasaxay inta shaqaallaha Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka ka dib markii ay soo baxeen cabsi ku saabsan dhanka amniga. Ilo- xog ogaal ah oo ku sugan Wasaaradda amniga ayaa RBC u sheegay in shaqaallaha wasaaradda lagu amaray in guryahooda ku laabtaan kuwa soo xaadirina loo sheegay in...
XOG : Awoodda ”NISA” ee Gedo oo la dhimay & wada hadalo socda.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalooyinka gobolka Gedo , todobaadkan waxa marti- galiyay , kulan xasaasi ah oo looga hadlayay xalka gobolkaas oo sanada badan ahaa mid xiriir la leh Dowladda Federaalka ama maamul goboleedka Jubbaland. Degmooyinka gobolka Gedo masuuliyiinta ku sugan waxa ay kala taageersan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo , maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed ...
Safarka Xasan Sheekh & Baydhabo waxa uu daaran- yahay.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka – Soomaaliya ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , halkaas oo ay ka taagan tahay hubinti la’aan siyaasadeed. Wafdi horudhac u ah Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo. Magaalada Baydhabo waxaa hore ugu sugnaa...
Ciidankii Eratria lagu soo tababaray oo hubkii laga – qaaday oo xerada Gordon lagu weeraray.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Weerar xooggan ayaa caawa lagu qaaday ciidankii dhawaan lagu soo tababaray dalka Eratria ee ku sugan xerada Gordon ee magaalada Muqdisho. Weerar u badnaa bambaanooyin ayaa la xaqiijiyay in ciidankan caawa lagu qaaday , inkastoo aan la sheegin wax khasaare oo dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay. Saraakiil ku sugan...