Dawladda Maraykanka oo xirtay haween Soomaali ah oo lala xiriiranayo Lunsiga Malaayiin Dollar

Minnesota (Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa dacwad culus ku soo oogtay laba haween Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Shamso Ahmed Hassan iyo Hanaan Mursal Yusuf, kuwaasi oo lagu eedeeyay musuqmaasuq la xidhiidha barnaamijka caafimaadka Minnesota Medicaid.

Sida lagu sheegay warbixinta dacwadda, Shamso Ahmed Hassan oo 55 jir ah kana soo jeeda Brooklyn Park, Minnesota, iyo Hanaan Mursal Yusuf oo 25 jir ah isla markaana degan magaaladaasi, ayaa lagu soo oogay eedo ay ka mid yihiin

khiyaamo caafimaad (Health Care Fraud), been abuur la xidhiidha arrimaha Caafimaadka iyo lacagaha La Maydho.

Dacwadda ayaa sheegaysa in labadaasi haween ay ku lug lahaayeen qorshe musuqmaasuq oo gaaraya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.