RW Xamsa oo soo gaba-gabeynayo safarkiisii Laascaanood iyo war-saxaafadeed laga soo saaray

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la qorsheynaya inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kaddib safar qaatay muddo saddex cisho ah ee uu ku joogay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha iyo hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa xalay soo saaray war-murtiyeed wadajir ah ay ku sheegeen in SSC-Khaatumo loo aqoonsaday maamul goboleed rasmi ah ayna ka qeyb gali doonto shirka golaha wadatashiga Qaranka, kaasi oo ka dhici doona magaalada Muqdisho bisha May.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka oo dhameystiran.

Leave a Reply

Your email address will not be published.