TOP Secret : Xafiiska Madaxweynaha Puntland

TOP Secret : Xafiiska Madaxweynaha Puntland

Puntland bal Eeg Shaxda xilalka uu Deni siiyay Reerkiisa &’Raaska hoose! Puntland lawada leeyahay ee aad Hartiyow ku waalanteen noo sheeg!

Mida kale Deni ma Sidan buu rabaa inuu Soomaali ku Maamulo Cadaalad ninka Buntiland ku soo Koobay Qardho! Xitaa aan gaadhin Buurtinle!

Madaxweyne Deni Sad-bursiga uu jifidiisa hoose u sameeyey muddadii uu xilka hayey?

Taliyaasha Ciidamada:

1: Taliyaha Ciidanka Daraawishta Puntland S/Gaas Abshir Cabdi Jaamac (London) 
2: Taliyaha Ciidanka PMPF Cabdirabi Cabdisamada Maxamed Nuur 
3: Taliyaha Madaxtoyada col : Axmed Yuusuf 
4: Taliyaha Ciidanka Birmadka Col: Qoolaali
5: Taliyaha Ciidanka Darawiishta ee Gobolka Bari Col: Siicid Nuur shire 
6: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari col : Cabdulqaadir Jaamac Dirir 
7: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal : col: Xuseen Cali Maxamuud
8: Taliyaha CID-da Gobolka Bari col: Siciid 
9: Taliye Xigeenka Ciidanka Asluubta Puntland General Cabdirisaaq Gantaal
10: Taliyaha Airport-ka magaalada Boosaaso col: Xuseen Cali 
11: Taliyaha cashuuraha berriga Cusmaan Salaad 
12: Taliyaha Taraafikada ilalada wadooyinka Puntland Generaal Maxamed Finiin.
13: Taliyaha Saadka Ciidanka Daraawishta Puntland : Cabdiraxmaan Taxiile 
14: Taliye ku-Xigeenka Dekada magaalada Bosaaso: col Yaasiin Maxamuud.
15: Hogaanka xuquuqda aadanaha ee Booliska Puntland col: Ayaan Cabdullahi Qarbe.
16: Hogaanka Saadka Ciidanka Booliska col: Abshir Xuseen Siciid
17: Taliyaha magaalada kantaroolka magaalada Boosaaso: Col: Axmed Cali.

Agaasimayaasha:

1: Agaasimaha Guud Wasaarada Macdanta : Siciid Faarax yare 
2: Agaasimaha Guud Madaxtoyada Puntland, Maxamed Cabdirashiid.
3: Agaasimaha Wakalada Biyaha Puntland Maxamed Cabdiqaadir.
4: Agaasimaha wakalada korotada : Cusmaan Abshir Muuse
5: Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada ee Wasaarada Maliyada Puntland: keenadiid Qaraawe.
6: Agaasimaha Mashaariicda Madaxtooyada Puntland Abshir Cali Qood.
7: Agaasimaha waaxda Qorsheynta Wasaarada cafimaadka Puntland Dr Maxamed Xidig.
8: Agaasime ku-xigeenka Nabadsugida Puntland Maxamed Caseyr.
9: Agaasimaha Guud Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed Calii Jubba.
10: Agaasimaha waaxda Qorsheynta Wasaaradda Biyaha Cumar Maxamed Jaamac
11: Agaasimaha warbaahinta Baarlamaanka Puntland Cabdiwali Gooni.

Mareeyaasha:

1: Mareeyaha Dekada magaalada Boosaaso oo ah seediga Madaxweynaha Puntland: Maareeye Maxamed Yuusuf Madoobe.
2: Maareeyaha kahortaga iyo ladagaanka Ayaxa, oo ah Seediga Madaxweynaha Puntland: Maareeye Axmed Yuusuf Madoobe.

Lataliyaashiisa:
1:Xasan Cabdullaahi Deni lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee Arimaha Xiriika  Carabta 
2: Mahad Cabdullahi Deni lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee Arimaha Ganacsiga iyo Dhaqalaha.
3: Liibaan Cabdullahi Deni lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee Arimaha Xiriirka Calaamiga.
4: Cabdullaahi Siciid Cabdullahi Deni wiilka Madaxweynaha lataliyaha Arimaha Batroolka iyo Macdanta.

Gudoomiye ku-xigeenka Bangiga Puntland Hogaama loor. ku-xigeenka Hanti dhowrka Puntland Cabdirisaaq.

W/Q: Dr. Mohamud M. Uluso

Leave a Reply

Your email address will not be published.