Day: September 18, 2022

Imaamkii Heesaaga isku baddelay Ilyaas Cali Nuur
Post

Imaamkii Heesaaga isku baddelay Ilyaas Cali Nuur

Waxaa maalmihii la soo dhaafay baraha bulshada laga hadal-haayay wasiirka warfaafinta Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur Cali, oo muuqaallo lagu lagu daray muusig ku baahiyay bartiisa TikTok. Wasiirka oo bartaas ku biiray maalmo ka hor ayaa muddo kooban ku helay dad badan oo bartiisa ku xiran