Horey Al-shabaab ayaa u dilay Nabadoono kasoo jeeday Galmudug gaar ahaan
Month: September 2022
DF oo sheegtay Al-Shabaab in loogu dilay inkabadan 127
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa macawiisleyda ee ah dadka degaanka e hubka qaatay ayaa weli waxaa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan degaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud
Xasan Sheek oo ka qeyb galay Shirka QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni darrada, horumarinta waxbarashada, shaqo abuurka dhallinyarada, xal u helidda musiibooyinka dabiciiga ah iyo xuquuqda dadka la hayb sooco.
Hirshabeelle oo war kasoo saartay dagaallada lagu baacsanayo Al-Shabaab
Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa lagu bogaadiyay guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgallada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab
Al- Shabaab oo xirtay gacansigii ka jiray Soobe Muqdisho & DFS oo ka aamusan
Dadka iska leh Goobaha ganacsi ee ku yaala Daarta Soobe ayaa..
AFRICA : Xanuunka Ebola oo qof ugu geeriyooday Kampala
Isagoo warfideenka la hadlayay ayaa Wasiirka caafimaadka ayaa Uganda sheegay.
Too weak to cry: famine looms over Somalia’s children
The Horn of Africa nation is on the brink of a second famine in just over a decade
DFS oo kala hadashay Uk ladagaallanka Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay la-taliyaasha xasilinta ee ka socday safaaradda UK ee Soomaaliya
Heshiisyo laga gaarayo labo malleeshiyo beeleed oo ka socota Shabeellaha Dhexe
Waxaa degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka billowday shir lagu xallinayo beelihii dhowaan dagaallada ay ku dhex mareen degaanno hoostaga degmooyinka Cadalle iyo Raaga-Ceelle ee Gobolka Shabellaha Dhexe
DEG-DEG : Iska hor imaad ka socda duleedka Dhuusamareeb
Dagaalkan xooggiisa ayaa la sheegayaa inuu ka socdo deegaan lagu magacaabo Sinadhaqo..

