Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo marwada koowaad Jill Biden ayaa ka soo degay Air Force One markii ay ka soo degeen garoonka Stansted si ay uga qeybgalaan aaska boqorada Britain Queen Elizabeth oo ka dhici doonta London, Britain, Sebtember 17, 2022.
Month: September 2022
Midowga Africa oo tababaray ciidamo cusub oo Soomaaliya loo soo dirayo
Afartan iyo kow sarkaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada ee ka hoos shaqeyn doona howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababar todobaad qaatay ugu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, kaasi oo ujeedkiisu ahaa fududeynta ka mid noqoshada howlgalka
Al-Shabaab oo gubay Guryo iyo Ceelal ku yaalla deegaannada Hiiraan
Wararka Idaacadda Onkod ee Muqdisho uu ka heleyo degaanka Ceel-jiqoow oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay gubeen dhammaan guryihii kuyaallay degaanka
Imaamkii Heesaaga isku baddelay Ilyaas Cali Nuur
Waxaa maalmihii la soo dhaafay baraha bulshada laga hadal-haayay wasiirka warfaafinta Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur Cali, oo muuqaallo lagu lagu daray muusig ku baahiyay bartiisa TikTok. Wasiirka oo bartaas ku biiray maalmo ka hor ayaa muddo kooban ku helay dad badan oo bartiisa ku xiran
Muuse Biixi oo si kulul ugu jawaabay hadalkii kasoo yeeray Xasan Sheekh
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay hadal uu dalka Mareykanka ka sheegay madaxweyne Xasan Sheekh, kaasoo ahaa ineysan marnaba aqbaleynin in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya inteeda kale
Booliska Maraykan oo xiray nin Soomaali ah oo loo haysto Dil
Ciidamada Booliiska Magaalada Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Maxamed Bashiir oo loo heysto dembi la xiriira toogasho ka dhacday magaaladda Mankato ee gobolka Minnesota
Axmed Madoobe oo xildhibaannada laga soo doortay Jubbaland ka codsaday inay deegaannadooda ku laabtaan
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada, senatorada iyo wasiirada Jubbaland ku metala dowladda dhexe
Guinea: Eedeysanayaal loo haysto dil iyo kufsi 13 sanno ka hor ahaa
Waddanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika waxaa dib loo furayaa Gal dacweedka kiis 2009-kii ka dhacay Garoon lagu ciyaaro Kubbadda Cagta oo lagu dilay ugu yaraan 157 ruux halka lagu kufsaday in ka badan 100 Haween ah
Safaaradda Soomaaliya ee Tripoli oo loo gurmaday kaddib Soomali badan oo xoog ku galay
Ciidamada Waaxda Ilaalada Safaaradaha ee dalka Libya ayaa u gurmaday safaaradda Soomaaliya ee Tripoli kadib markii muwaadiniin Soomaali ah ay ku xoommeen islamarkaana diideen inay ka tagaan
XOG : Ciidamo Nabad sugid ah oo laga daabulay Muqdisho & Ujeedka.
Ciidankan ayaa ahaa kuwa ugu badan ee caasimada ka baxay ee laga dejiyay magaalada Dhuusmareeb si ay..


