Maamul goboleedka Puntland oo si adag uga soo horjeesatay howlaha shidaalka dalka ee ay wado Dowlad federaalka Soomaaliya
Month: September 2022
Shirka Golaha Wasiirrada DF oo loogu hadlay Abaaraha iyo Amniga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Abaaraha, Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhowaan qabsoomay iyo ansixinta heshiiska tababarka iyo iskaashiga dhinacyada caafimaadka ciidamada ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga
Deg Deg: dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda Cada Kibir
Dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka oo kaashanaya Ciidanka Dowladda iyo Ururka Al-Shabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Cada Kibir oo khiyaas ahaan 70 km dhanka bari kaga beegan degmada Cadaado gobolka Galgaduud
Guddoomiyaha cusub Yuusuf Madaale oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Dowladda Hoose
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasimayaasha guud ee Dowladda hoose Xamar isagoo ka dhageestay warbixin ku aadan howlaha ay masuulka ka yihiin iyo caqabadaha jira.
Khudbad sidee ah ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ka jeedin doono shirka Q.M ?
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbada ka jeedin doono...
Maxay Golaha Wasiirada ka yirahdeen howlgalada ka socda gobolada dalka ?
Golaha ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo howlgallada ka socda
Ciidamada Danab oo burburiyay Saldhiggii ugu weynaa ee Qaraxyada
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga Dalka Danab ayaa maanta burburiyay Saldhigii ugu weynaa ee Ururka Al-Shabaab ay ku diyaarin jireen qaraxyada.
Burco oo laga diidan- yahay Madaxwaynaha Somaliland.
Waddooyinka magaalada Burco ayaa lagu dhejiyay hal- dhigyo dadka ay..
DEG DEG : Gaari Noaha ah oo qarax lagula eegtay Muqdisho & khasaare ka dhashay
Qaraxa ayaa lagu xiray gaariga waxaana la sheegay inuu ku dhaawacmay wadihii gaariga sida goobjoogayaasha ay u sheegeen RBC.
Secretary of Defense Lloyd J. Austin III Welcomes the President of Somalia to the Pentagon
Once security screening has been initiated at the base of the bridge, all journalists entering the building via the bridge for any reason,
