Madaxweyne waa run boqol maalmood waxba laguma qaban karo, laakiin qorshihii wixii la qaban lahaa ayaa laga shaqeyn karay lamana aadin,
Month: September 2022
Shabaab oo Muqdisho ka gaystay weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq.
Inta badan weeraradan ka dhacaya meelo ka mid ah - magaalada Muqdishp waxaa mas’uuliyadooda sheegta Ururka Al-Shabaab
Qoorqoor ”Haka qayb galaan maamulada dagaalka lagula jiro Al- Shabaab”
'' Marnaba ma wada noolaan karaan Al- Shabaab iyo dad shacab ah , sidaas darteeda waa waajib in qof kasta uu ka qayb galo dagaalka aan kula jirno
Sawirro: Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Qaran Abaaraha
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cadi Barre iyo Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo ayaa galabta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed.
Booliska Soomaaliya oo digniino adag u diray Ganacsatada
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray digniin adag oo ku socota ganacsatada la macaamisha Al-Shabaab, gaar ahaan kuwa loo yeero ee ugu taga deegaannada ay ku sugan tahay kooxdu.
Deg Deg: Saddex Carruur oo hal Qoys ah oo Miino la qaraxday
Saddex Carruur ah oo isku qoys ah ayaa miinada dhulka lagu aaso kula qaraxday deegaanka Miir Cado oo Beledweyne hoosyimaada xilli waddada ay marayeen.Mid kamid ah carruurtaasi ayaa geeriyooday halka labo kalena uu dhaawac ka soo gaaray ayagoo la gaarsiiyay Beledweyne.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirrada maaliyadda ee maamul goboleedyada
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dadka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya
Sawirro: Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaallama Ururka Al-Shabaab
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigay Ciidamo aad u farabadan, kuwaas oo maamulku sheegay in loogu talo galay inay la dagaalamaan ururka Al-Shabaab
Ra’ila Odinga oo sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka Maxkamadda Sare ee Kenya
Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo go’aan kasoo baxay maxkamadda sare oo ay ku taageertay guushii uu ka gaaray musharraxa kale ee la loollamay doorashada ee William Ruto, inkastoo uu sheegay in uu “si weyn uga soo horjeestay
Maxkamadda Sare ee Kenya oo taageertay guushii William Ruto
Maxkamadda ayaa diiday dooddii Ra;isul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo uu ku eedeeyay in Ruto ku shubtay









