Month: July 2023

Kooxda Al- Shabaab oo weerar ka fulisay magaalada Muqdisho
Post

Kooxda Al- Shabaab oo weerar ka fulisay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  weerar gaadma ah oo kooxda Al- Shabaab ay ku soo qaadeen saldhig ciidanka Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Weerarkan oo dhacay saqdii dhexe ee xalay waxaa la sheegay inuu gaystay dhimasho iyo dhaawac oo u badan ciidanka  Dowladda iyo kooxda...

Saraakiil ciidan & shacab ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay.
Post

Saraakiil ciidan & shacab ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay.

Muqdisho ( Raxanreeb )  Saraakiil ka tirsanaa ciidanka Dowladda iyo dad kale oo shacab ah ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo lagu beegsaday gudaha magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah qof isku soo xiray suunka qarxa ayaa gudaha u galay , xerada Saraakiisha ee kutaalla agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho. Waxaa...

WHO ” Waa wax lagu xumaado duqeymaha Somaliland ay ku beegsanayso xarumaha Caafimaad “
Post

WHO ” Waa wax lagu xumaado duqeymaha Somaliland ay ku beegsanayso xarumaha Caafimaad “

Laascanood (Raxanreeb ) Kol hore ciidanka Somaliland ayaa duqeyn la beegsatay goobo caafimaad oo ku yaala magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Goobo badan oo caafimaad ayaa burburay ka dib dagaalka labada dhinac ah ee ka socda gobolada , Sool , Sanaag iyo Cayn. Hay’adda WHO ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay burburka ciidanka Somaliland ay ...

Muxuu ku soo dhamaaday shirkii Muqdisho uga socday Xasan Sheekh & madaxdii hore ?
Post

Muxuu ku soo dhamaaday shirkii Muqdisho uga socday Xasan Sheekh & madaxdii hore ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah  iyo  madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka. Sida warbaahinta u aqriyay Afhayeenka Ra’iisulwasaaraha Farhan Jimcaalle dhinacyada ayaa isla soo qaaday arrimo dhawr ah oo ka mid ah , doorashada qof ,, Cod...

Gaas & Cumar ma dhamayn karaa Khilaafka Puntland & DFS –XOG
Post

Gaas & Cumar ma dhamayn karaa Khilaafka Puntland & DFS –XOG

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa magaalada Muqdisho si tartiib tariib ah uga bilowday kulamo hoosaadyo la xiriira khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland. Wada- hadalkan oo si hoose  u socdaan ayaa waxay u dhaxeeyaan xubno ka mid ah Dowladda oo ka wakiil ah Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaarayaashii hore ee dalka soo maray Cumar Cabdirashiid...