Day: June 6, 2024

Home » Archives for June 6, 2024
FADEEXO : Xujeyda Soomaaliyeed oo wajahaya xaalad adag & dayac.
Post

FADEEXO : Xujeyda Soomaaliyeed oo wajahaya xaalad adag & dayac.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Warar kala duwan ayaa ka soo  baxaya dhibaatooyin ay qabaan xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan kuwaas oo la soo warinayo in dayac xooggan uu ka jira goobaha la dejiyay oo ay u sii dheer tahay goobo aan munaasab ahayn oo la dejiyay. Waxaa la soo warinayaa  in xujeydan sanadkann ay ka cabanayaan adeeg...

Shil Train oo khasaare gaystay oo ka dhacay dalka Czech ee Bariga Yurub
Post

Shil Train oo khasaare gaystay oo ka dhacay dalka Czech ee Bariga Yurub

Prague (Raxanreeb )- Afar qof ayaa ku dhimatay in ka badan labaatameeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen shil Tareen oo ka dhacay magaalada Pardubice ee dalka Czech, oo qiyaastii 100 KM u jirta caasimadda dalkaas ee Prague. Shilka ayaa yimid ka dib markii Tareen rakaabka ah oo ay saarnaayeen in ka badan 300 oo qof,...

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š : ย ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ
Post

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š : ย ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ

Muqdisho (Raxanreeb )- Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, oo ay ka mid yihiin; hawada aan neefsaneyno, biyaha aan cabno, ciidda aan ku nool nahay [ku dul-noolnahay], iyo noolaha innaga inala-nool. Waa nidaam isku dhafan oo isku tiirsan oo taageera nolosha dhulka. Nasiib darro,...

World Environment Day and the Green Somalia Campaign:
Post

World Environment Day and the Green Somalia Campaign:

Muqdisho (Raxanreeb ) -World Environment Day, celebrated on June 5th each year, is a global platform for raising awareness and taking action on pressing environmental issues. This annual event, established by the United Nations in 1974, has grown to become a pivotal occasion for encouraging worldwide consciousness and actions to protect our environment. This yearโ€™s...

GALMUDUG : Dil lagu fuliyay dad loo soo qabtay dilka ganacsade Sh. Xasan Diirshe & Saciid Tahliil.
Post

GALMUDUG : Dil lagu fuliyay dad loo soo qabtay dilka ganacsade Sh. Xasan Diirshe & Saciid Tahliil.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta oo Khamiis ah  dil toogasho ah ku fulisay  raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa. Sida ay inoo sheegeen dad ku sugan magaalada Dhuusamareeb  waxaa dadkaas la toogtay Saldhigga Booliiska looga qaaday gadiid waxaana goobta ku sugnaa ehelada iyo masuuliyiinta maamulka Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax...

Golaha wasiirada oo sharci muhiim ah meelmariyay.
Post

Golaha wasiirada oo sharci muhiim ah meelmariyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad ee la xiriira Iskaashiga Siyaasadda oo ay wada gaareen dalalka Soomaaliya iyo Norwey. Shirka oo uu guddoominayey Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed...

Xamsa Cabdi & dhigiisa Han Duck maxay ka wada-hadleen ?-ย  Nuxurka.
Post

Xamsa Cabdi & dhigiisa Han Duck maxay ka wada-hadleen ?-ย  Nuxurka.

Seoul  (Raxanreeb )- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo abuuri lahaa iskaashi ku qotoma danaha ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed. Labada Raโ€™iisul Wasaare, ayaa isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay...

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud
Post

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, dhaqaale, iyo nabadgelyo oo khatar ku ah geedisocodka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Tilmaamaha mowjadahaas waxaa ka mid ah: 1.      Hakadka iyo Walaaca Xoogan ee laga qabo Gulufka Ciribtirka Al Shabab wejigii kowaad ee Hirshabelle iyo...