Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Bakool, ayaa maanta isku soo dhiibay Ibraahim Sheekh Aada oo 16 sano ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, muddadaasi dheer.
Day: June 18, 2024
Maxaa dhacay markii ugu dambeysay ee uu Putin booqday Kuuriyada Waqooyi?
Markii ugu dambeysay ee uu booqdo Kuuriyada Waqooyi sanadkii 2000, waxyar kadib Vladimir Putin waxa uu noqday madaxweynaha Ruushka.
“Qabsashada Baarlamanka”- Dibadbaxyo hareeyay Nairobi , Kenya.
Nairobi (Raxanreeb )- Waddooyin badan oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Talaada ah waxaa isugu soo baxay kumanaan qof kuwaas oo dhigayay dibadbaxyo rabshado wata. Muwaadiniin Kenyan ah ayaa isugu soo baxay bannaanka baarlamanka maanta si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay Ciidanka Booliska ayaa la arkayay iyaga oo adeegsanaya sunta dadka...
HADDA | Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu gubay Koonfur Afrika.
Western Cape (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb uu ka helayo dalka Koonfue Afrika ayaa sheegaya in halkaas lagu gubay muwaadiniin Soomaaliyeed sida ay sheegeen dadka ku nool dalkaas. Sida ay ku warameen goobjoogayaasha waxa ay ka dhacday dhacdadan xaafad ka tirsan gobolka Western Cape ee dalkaasi, waxaana ku dhintay wiil Soomaaliyeed. Isla dhacdadan waxaa ku dhaawacmeen...
DFS ‘’ AS badan ayaa la beegsaday ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ku dhowaad 30 xubnood oo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya. howlgalka xubnahan lagu diley ayaa ka dhacay meel u dhow deegaanka Xuseen Cageey oo u dhaxeeya deegaannada Mesegawaay iyo iyo...
Amar adag oo ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska + Yuu ku wajahan yahay ?
Muqdisho (Raxanreeb )- War ka Soo baxay Taliska Guud Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu yiri:- “Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu ogaysiinayaan shacabka ku nool caasimadda iyo hareeraheeda laga bilaabo maanta oo ay taariikhada tahay 18-06-2024 aan la ogaleyn Gaadiid bilaa taariko ah oo maraya wadooyiinka Caasimadda. Fadlan muwaadin kala shaqee hay-adaha aminiga sidii loo sugi ...
In ku dhaw boqol qof oo ku geeriyootay Markab ku degay badda Maditerranian-ka
Roma (Raxanreeb )- 11 qof ayaa ku dhintay 64 kalena waa la la’yahay ka dib markii labo markab ay ku degeen Mediterranean-ka ee koonfurta dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay hay’ad samafal oo Jarmalka laga leeyahay. ilaalada xeebaha Talyaaniga iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale xaqiijiyay dhacdadan, ayadoo Kooxda Gargaarka Jarmalka ee gacanta ku haysa...
PUNTLAND : Hoggaamiye Burcadbeed ah oo 5 Milyan ka qaatay oo gacanta lagu dhigay.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Ciidanka booliska Gobolka Mudug ayaa magalada Galkacyo ka sameeyay howlgal ku saabsanaa la dagaalanka burcadbadeeda ayaa gacanta Kusoo dhigay Taliyihii hogaaminayay ciidankii burcad badeeda ee 5 Milan oo madax furashada ah ka qaatay Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh. Howlgalkan oo ay ciidanka ka fuliyeen xaafada siinaay ee Magalada Galkacyo...