Nin hubeysan ayaa Arbacada maanta ah rasaas ku furay safaaradda Mareykanka ee Lubnaan, waxaana uu ku dhaawacmay rasaas ay is-weydaarsadeen ciidamada ammaanka, sida ay sheegeen ciidamada Lubnaan.
Day: June 5, 2024
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo u digay xukuumadda Muuse Biixi
Guddiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, uga digay fara gelin sharci darro ah oo ay ku hayaan shaqooyinka Komishanka doorashooyinka Somaliland.
Soomaaliya oo laga daah furay mashruuca biyo xireenka Sabuun
Maanta waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka HirShabelle, laga daah furay mashruuca Biyo xireenka Sabuun, kaasi oo wax weyn ka beddeli doona nolosha in ka badan 300 kun oo beeraley Soomaaliyeed ah.
Maxaa ka cusub Xajka Sanadkan ?.
Riyadh (Raxanreeb ) -Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Talaadadii sheegtay in xujeydu ay filan karaan heer kul daran oo gaaraya 44 darajo Celsius (111 Fahrenheit), inta lagu guda jiro xilliga Xajka. Madaxa Xarunta Qaranka ee Saadaasha Hawada, Ayman Gholam, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku yiri. “Cimilada la filayo ee Xajka ee sanadkan waxay ka...
WARCUSUB : Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Boosaaso.
Bosaaso (Raxanreeb )- Iska hor imaad ayaa lagu soo waramayaa maanta oo Arbaca ah uu ka dhacay magaalada bosaaso ee gobolka Bari halkaas oo dhimasho iyo dhaawac ka dhashay. Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in illaa qof oo midi uu shacab yahay ay ku dhaawacmeen iska hor imaad dhex...
Joe Biden oo soo saaraya amarro culus oo dhanka socdaalka ah.
NewsYork (Raxanreeb )- Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Salaasadii saxeexay amar fulineed oo lagu xakamaynayo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda u dhexeysa Maraykanka iyo Mexico. Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkan Maraykanka ayaa sheegay in madaxweyne Biden uu aaminsan yahay in la sugo ammaanka xuduudda, taasina ay tahay sababta...
Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor oo wasiirro cusub magacaabay.
Cadaado (Raxanreeb )- Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Madaxwayne Qoor Qoor ayaa soo magacaabay lix wasiir oo cusub, kuwaas oo kala ah 3 wasiir, 2 wasiiru-dowle iyo 1 wasiir ku xigeen Xubnaha cusub ee la magacaabay ayaa kala ah: Sida lagu shaaciyey wareegto ka...
Roobow miyuu dhacay lacagta Xajka ee sanadkan ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa ku ammaanay madaxda shirkadaha xambaara xujayda iyo Guddiga madaxda ka ah u adeegida xujayda Soomaaliyeed,Muddad labada sannada ah oo sanad hadda lagu jiro shaqadiisa. “Ilaahay subxaana watacaalaa ayaan ugu...