Telefishinka qaranka Iran ayaa Axadii sheegay in madaxweynihii hore ee Iran, Mahmoud Ahmadinejad uu isu diiwaangeliyay inuu u tartamo doorashada madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacaysa 28-ka June, kadib geeridii madaxweynihii hore ee Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed bishii hore.
Day: June 2, 2024
Tababaraha cusub ee Fenerbahce Jose Mourinho oo gaaray Istanbul
Macalinkii labada jeer ku guuleystay koobka Champions League Jose Mourinho ayaa gaaray Istanbul, Axadii, iyada oo lagu wado in loo magacaabo tababaraha cusub ee kooxda Turkiga Fenerbahce.
FAALLO : Laftagareen ciidanka Itoobiya maku hayn karaa KGS ama isaga bixi doona ?.
Baydhabo (Raxanreeb )- Lama filaan ayay ku noqotay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya hadal ka soo yeeray saacadihii la soo dhaafay maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee looga hadlay arrimaha Itoobiya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Itoobiya ay u aragto , caqabad hortaagan dhismaha ciidanka & dowladnimada isla markaana ay ku soo duushay madax banaanida...
Shariif Shariif ” Saxaafadda dowladda haka dhaafto caburinta ”
Muqdisho (Raxanreeb )- Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif ayaa walaac xooggan ka muujiyay Xayiraada & Cadaadiska lagu haayo warbaahinta Madaxa Banaan. Xisbiga ayaa sheegay inuu diiwaangeliyay dhacdooyin dhowr ah oo lid ku ah xorriyadda hadalka kuwaasoo ay ku kacday dowladda dhexe, waxaana ka mid ah dhismaha Golaha Warbaahinta Qaranka oo ay ka...
Sambaloolshe muxuu ka doonay Imaaraadka ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa markii ugu horeysay safar ugu baxay tan iyo markii la magacaabay dalka dibadiisa Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa safarkiisa ku tagaya imaaraaadka carabka oo la ogyahay kaalinta uu ku leeyahay dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh. Socdaalkiisa Sanbaloolshe ayaa ku soo aaday, iyadoo...
Guddoomiye ku xigeen lagu dhex dilay gudaha Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo hubeysan ka gaysteen gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, kaas oo ahaa mid qorsheysan oo ay fuliyeen rag ku hubeysnaa bistoolado, oo markii danbena goobta isaga baxsaday.
Koonfur Galbeed oo si cad u diiday qorshaha DF dalka uga saareyso Ciidamada Itoobiya
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa si weyn uga hor yimid qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ee ku aadan bixitaanka ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya.
MUQDISHO : Koox gaystay dil abaabulan oo gacanta lagu dhigay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Booliska saldhigyada degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed ay u geestay wiil dhallinyaro ah oo agu dilay degmada. Marxuum la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdimaalik Cali Cismaan oo 18 jir ahaa, sida uu shaaciyey taliska qeybta guud...
Kooxda Real Madrid oo Ku Guuleystay Koobkii 15-aad ee Champions League.
Muqdisho (Raxanreeb )- Real Madrid ayaa mar walba hesha dariiq ay ugu soo bixi karto Champions Leaque-ga waxayna markale soo baxday in ay Final-ka ku dhaaftay kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund laakiin wali waxay soo gaadhay rekoodhkii 15 aad. Real ayaa 10-kii sano ee ugu dambeeyay hanatay koobkaan Yurub 6 jeer. Madrid ayaa culeys...