Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa war kasoo saartay howlgal qorsheysan oo si gaar ah loogu beegsaday ganacsato la macaamishay kooxda Al-Shabaab, isla markaana siiyay lacago baad ah, taas oo horey loo mamnuucay.
Day: June 1, 2024
Taliye muhiim u ahaa KGS oo lagu dilay weerar ay gaysteen maleeshiyo beeleed.
Baydhabo (Raxanreeb )- Ka dib weerar maanta oo Sabti ah ka dhacay degmada Bardaalle ee gobolka Baay ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira dagalkaas. Dagaalkan oo dhaxmaray maleeshiyo hubaysan oo u abaabal qaab beeleed iyo ciidanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sababay dhimashada , Taliyiii saldhiga degmada Bardaalle ee gobolka Baay. Dagaalkan...
Ma maleeshiyaad hubaysan ayaa ku kacsan maamulka Koonfur Galbeed ?
Bardaalle (Raxanreeb )- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka maamulka Koonfur Galbeeda iyo koox maleeshiyaad ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Baay. Sida ay ogaatay Raxanreeb dagaalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii ,ciidamo maleeshiyo beeleed degmada Bardaale kasoo jeeda ayaa weerar culus ku qaaday fariisimo ay ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed...
KABUL : 20 Qof oo ku geeriyootay doon ku qalibantay Badda u dhaxeysa Afganistaan.
Muqdisho (Raxanreeb )- 20 qof ayaa ku dhintay doon ku qalibantay wabi ku taal gobolka Nangarhar ee bariga Afgaanistaan, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah ee deegaanku, xilligaan ayaa ah xilli ay badda si aad ah u kacsan tahay Quraishi Badloon, oo ah madaxa waaxda warfaafinta ee gobolka Nangarhar ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa...
Taariikhda Xisbiga Dimoqraadiga ee Mareykanka
Maraykanku waxa uu leeyahay laba xisbi siyaasadeed oo waa weyn Xisbiga Dimoqraadiga iyo Xisbiga Jamhuuriga. Halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa taariikhda xisbiga Dimoqraadiga.
Halkee maraysaa doorashada Koonfur Afrika ?
Cape town (Raxanreeb )- in ka badan 97 boqolkiiba codadka doorashadii dhowaanka ka dhacday dalka koofur Afrika ayaa la tiriyay, ayadoo xisbiga talada haya ee African National Congress (ANC) uu ku hoggaaminayo in ka badan 40 boqolkiiba wadarta guud codadka la tiriyay. xisbiga ku xega ayaa ah AD oo haysta boqolkiiba 21, halka MKP uu...
Mareykanka oo sheegay inay Soomaaliya ku dileen 3 ka tirsan dagaalyahannada ISIS
Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishan May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 dagaalyahan oo ka tirsan Daacish.