Muqdisho (Raxanreeb )- Wariye Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya) oo ka mid ah wariyaasha aadka looga yaqaanno guud ahaan Soomaaliya ayaa caawa lagu weeraray maqaayad ku taalla degmada Waaberi ee Muqdisho. Weerarkan wariyaha lagu qaaday oo loo adeegsaday bistoolad ayaa ku beegnaa xilli uu fadhiyey goob maqaayad ah oo ku taalla meel u dhow isgoyska...
Day: June 20, 2024
Putin oo soo dhoweyn weyn loogu sameeyay Vietnam
Hoggaamiyeyaasha Xisbiga Hantiwadaagga ee dalka Vietnam, ayaa roog cas kusoo dhoweeyay madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin.
Fiqi oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Mareykanka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaaladaa Muqdisho kaga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Richard Mr. Richard H. Riley.
DAAWO Warka Raxanreeb : Qodobo muhiim ah oo gudaha & dibada ayaa ku jira.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Yuusuf oo mar dalka ka soo noqotay Ra’iisulwasaare ku xigeen iyo Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegtay in Xasan Sheekh Maxamuud ku amray in ay ka harto tartanka Guddoonka Urur Goboleedka IGAD. Intaas waxa ay ku dartay in marnaba dhankeeda ay qaadan doonin hadalka Xasan Sheekh oo ah inay tanasuusho...
Fowsiyo Xaaji ‘’ Xasan Sheekh wuxuu iga hiilayay Jabuuti ‘’- Kama harayo Tartanka IGAD.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Yuusuf oo mar dalka ka soo noqotay Ra’iisulwasaare ku xigeen iyo Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegtay in Xasan Sheekh Maxamuud ku amray in ay ka harto tartanka Guddoonka Urur Goboleedka IGAD. Fowsiyo waxa ay sheegtay in Xasan Sheekh uu ugu hiiliyay , Dowladda Jabuuti horeyna sidan oo kale Kenya...
William Ruto oo si layaab leh uga hadlay dibadbaxyada ka socda Nairobi.
Nairobi (Raxanreeb )- Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in kenyaanka ay xaq dimuqraadi ah u leeyihiin in ay sameeyaan dibadbaxyo ka dhan ah hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan. Hasa ahaate, waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamullada kala duwan ay xor u yihiin go’aammada ay qaadanayaan ee ku aaddan mudaaharaadyada. Waxaa uu intaasi ku...
Ciidanka KGS oo qaaday talaabo muhiim ah & howlgal socda.
Baydhabo (Raxanreeb )- Ciidanka Daraawiishta dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Alshabaab ka sameyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Intii ay socdeen howl-galladu ciidanka ayaa burburiyey goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Alshabaab, kuwaas oo fariisimo u ahaa sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu. Howlgalka waxaa hoggaaminayay...
RW Xamse oo lagu eedeeyay xildhibaano lagu afduubtay Nairobi , Kenya.
Nairobi (Raxanreeb )- Sirdoonka Kenya ayaa la sheegayaa in labadaan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ay ka kaxeysteen Hotel ku yaalla magaalada Nairobi. Xildhibaanada oo lagu kala magacaabo Xasan Cabdi Nuur iyo Axmed Kooshin ayaa ka soo kala jeeda KGS iyo Somaliland waxayna kamid yihiin mucaaradka Madaxweyne Xasan Sheekh. Lama yaqaan...
QM‘’Israel waxay jabisay shuruucda caalamiga ah ee dagaalka ‘’.
New York (Raxanreeb )- Warbixin kasoo baxday Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in duqeymaha Israel ay ka waddo Gaza “laga yaabo in ay si isdaba joog ah u jebiyeen mabaadi’da aasaasiga ah ee sharciyada dagaalka.” Xafiiska xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay, in baaritaan lagu sameeyay ilaa lix duqeyn oo...
Vladimir Putin oo safarkiisa ugu horeeyay ku tagay Kuuriyada Waqooyi.
Seoul (Raxanreeb )- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay Kuuriyada Waqooyi muddo 24 sano ah, isagoo wacad ku maray inuu sii xoojin doono xiriirka ganacsi iyo amni ee uu la leeyahay dowladda aan hubaysneyn ee hubka Nukliyeerka ah, isla markaana uu ka taageeri doono ka dhanka ah Mareykanka. Labada hogaamiye ee...