Masu’uliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha Booliska, guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee gobolka Banaadir ahna ku simaha duqa Muqdisho, Yuusuf Jimcaale Madaale, iyo culimo ay ka mid yihiin Sheekh Cali Wajiis iyo Sheekh Bashiir Axmed Salaad, maanta oo Isniin ahayd, ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay qabuuraha Iskuul Buluusiya ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.
Day: June 10, 2024
Dowladda oo lagu yiri ” Haddii xishood lahayn waxaad doonto sameey”- Falcelinta Quburaha la faagay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faagtay qabuuraha iskuul Buliya oo ay ku aasan yihiin maydad badan. Dhulkan ayaa la sheegay in dowladda ay ku wareejisay ganacsato isla markaana laga samayn doono dhismayaal waxaana ka dhashay falkaan facelin xoogan. Qoraal uu soo saaray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku...
In ka badan 80 qof oo lagu dilay bariga Congo
Tirada dhimashada ayaa gaareysa 41 kaddib weerarkii ay xagjiriinta jimcihii ku soo qaadeen tuulooyin ku yaal bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo sidaasina waxa sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Congo.
Khilaafka Qaramada Midoobay iyo Israel oo cirka isku sharewray
Khilaafka u dhexeeya Israel iyo Qaramada Midoobay ayaa sii xogeystay kaddib markii militeriga Israel ay Qaramada Midoobay ku dartay liiska kuwa ku xadgudubo carruurta.
XAMAR WAXAA LEH NINKII GURI KU LEH!
Muqdisho (Raxanreeb)- Qormadani, waa mid xanbaarsan carin iyo maangodlin dadweyne, maaha mid lagu dhaliilayo cid gaar ah, waa qormo muujinaysa hoggaamin xumida gobolka Banaadir haysata, waa qormo tilmaameysa gudasha la’aanta iyo marnaanta dadka loo dooray, waa qormo ifineysa in aan loo baahnayn gudoomiye gobol oo ku mashquulsan dharka gabdhaha soo koraya iyo timaha wiilasha kurayga...
DENI ‘’Dowladda waxay siyaasadaynaysaa Gargaarka iyo deeqaha Puntland ‘’
Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa ka digtay siyaasadeynta gargaarka iyo deeqaha Soomaaliya magaceeda lagu soo qaado. Hab dhaqanka Muqdisho ee ah inay hadba beegsato ciddii ku aragti noqon weysa waa arrin saameyn weyn oo daran ku yeelan doonta nidaamka dowladeed ee Soomaalida “Waxaan ka walaacsanahay siyaasadeynta sii kordheysa ee lagu hayo deeqaha la...
Macluul baahsan oo ka dilaacday Suudaan .
Khartoum (Raxanreeb )-Ururka dhaqaatiirta dalka Suudaan ayaa ku eedeeyay ciidamada gargaarka degdega ah ee RSF ah inay xoog ku galeen isbitaallo ku yaalla dalkaas, islamarkaana ay sabab u noqdeen inay joogsado shaqadii ka socatay. Kooxo u ololeeya barakacayaasha iyo qaxootiga ku sugan Darfur ayaa shaaca ka qaaday in xarun caafimaad oo ku taal xerada Abu...
Oslo: MW Xasan Sheekh oo shir arrimo dibadeed kaga qayb galaya.
Oslo (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana halkaas kaga qeyb-galayaan shir caalamiga ah ee Oslo forum oo dhowaan halkaas ka furmaya. Shirkan oo uu guddoominayo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Norway ayaa looga hadlayaa nabadda iyo xasiloonida adduunka, waxaana...
“35,000 kun arday oo u fariisatay Imtixaanka shahaadiga ee DFS.
Muqdisho (Raxanreeb )-Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad, ayadoo ay u fariisteen 35, 307 arday oo ka kala socda 656 dugsi oo ku yaalla gobolka Banaadir. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa si rasmi ah u...
Gantz oo iska casilay Xakuumadda Dagaalka ee Isra’il
Israeli war cabinet minister Benny Gantz announces his resignation during a televised address in the Israeli city of Ramat Gan, near Tel Aviv on June 9, 2024.