JOWHAR, Somalia — Fierce fighting erupted on January 25, 2025, near Ceel-baraf in the Middle Shabelle region between two clan militias. The clashes, which continued into the night, resulted in an unspecified number of casualties and injuries. Both sides reportedly received external support, intensifying fears of further violence. Local security officials and residents remain on...
Day: January 25, 2025
Major Military Operation Targets Al-Shabaab Strongholds in Hiiraan Region
BELEDWEYNE, Somalia — A major military offensive is underway in Somalia’s Hiiraan region, as government forces, supported by local militia groups, intensify efforts to dismantle Al-Shabaab strongholds in the area. The operation is being led by senior officials, including commanders from the Somali National Army and Abdullahi Mohamed Ali “Sanbaloolshe,” the head of the National...
XOG: Dhulkii xerada Villa Beydhabo oo lagatay & Saraakishii deganeyd oo lagu dul gatay
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cumar Cabdi Cali oo ah nin mardhow loo magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa bilaabay in uu guryaha ku garaaco saraakiil ciidan oo degan Xerada Villa Beydhabo kuwaas oo lagu dul gatay guryaha kuyaala xerada Villa Beydhabo. Saraakiisha lagu dul gatay xerada Villa Beydhabo waxaa kamid ah taliye...
Ciidanka difaaca Puntland oo soo riday diraad Drone ah oo qaraxyo siday
Bari (Raxanreeb online) – Ciidamada howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland, ayaa soo riday labo diyaaradood oo nuuca aan duuliyaha laheyn ah, kuwaas oo kooxda Daacish kusoo xireen qaraxyo kuna soo weerareen ciidamada howlgalka ka wada buuraha gobolka Bari. Sidoo kale, Saraakiisha ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa sheegay in ciidamada ku guuleesteen in ay soo ridaan labada...
Ciidamada Ammaanka Puntland oo toogtay nin Ajnabi ah oo Miino aasayay
Bosaaso (Raxanreeb online) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay in ay toogteen Nin Ajnabi ah oo miino nooca meelaha fog-fog laga hago ku aasayay Bartamaha Magaalada xarunta u ah Gobolka Bari ee Boosaaso. Hay’adaha ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Ninkan Ajnabiga ah uu damacsanaa in uu xirxiro miino balse ay kahortageen, markii uu isku...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya & AS oo ku dagaalamay Gobolka Galgaduud
Masagawaa (Raxanreeb online) – wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan Magaalada Masagawa ayaa kusoo warramaya in uu halkaas uu ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa deegaanka Macawiisleyda iyo ‘AS’ Dagaalka ayaa ku billowday Gaadiid ‘AS’ ay kusoo rareen Walxaha qarxa, kaddib waxaa xigtay rasaas toos ah oo dhexmartay Ciidamada...
Somaliland oo Trump Ku Tilmaantay Nin Aqoonsi Siin Kara
Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland ayaa sheegtay in Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump uu yahay nin ku dhiiran kara in uu aqoonsi siiyo. Wasiirka Warfaafinta, Axmed Yaasiin Cali Ayaale, ayaa sheegay in Trump ay ka rajaynayaa in uu Somaliland aqoonsado, taasina ay suuragal ka dhigi karto in isbadal fiicani uu gobolka ka dhaco. “Donald Trump...
Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland oo ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay gobolka Bari
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland oo lagu magacaabo Fu’aad Xanano ayaa si xun ugu dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay buuraleyda Cali-Miska ee gobolka Bari. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa ayaa dhacay xilli sarkaal Xanano iyo askari kale ay howlgallo ka wadeen halkaasi. Qaraxa ayaa sababay in sarkaal Xanano uu waayo...