Month: January 2025

Dad Rakaab ah oo ku xayiran Muqdisho & Nairobi + Sababta
Post

Dad Rakaab ah oo ku xayiran Muqdisho & Nairobi + Sababta

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dad rakaab ah oo gaaraya 150 qof oo iskugu jira dumar, caruur, Waayeel, iyo danyar ayaa ku Kala xayiran Garoomada Diyaaradaha ee Nairobi iyo Muqdisho kadib markii loo diiday in ay u kala safraan labada Magaalo. Sidoo kale, rakaabkaasi oo soo raaci lahaa diyaaradaha Salaam air iyo Maandeeq Air ayaa Dowladda...

Madaxweyne Ciro oo taliyeyaal cusub u magacaabay ciidanka Boliiska iyo Milateriga Somaliland
Post

Madaxweyne Ciro oo taliyeyaal cusub u magacaabay ciidanka Boliiska iyo Milateriga Somaliland

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciro ayaa isku shaadheyn iyo magacaabis ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ciidamada maamulka Soomaaliland. Madaxweyne Ciro ayaa wareegto usoo saaray maanta xilka uga qaaday aas, Nuux Ismaaciil Taani iyo Sarreeye Gaas oo ahaa taliyihii ciidanka Milateriga Soomaaliland iyo Maxamed Aadan Saqadhi oo isna...

Daacish oo ciidamada Puntland ku weerartay Diyaarad Drone ah oo lagusoo xiray qarax
Post

Daacish oo ciidamada Puntland ku weerartay Diyaarad Drone ah oo lagusoo xiray qarax

Garoowe (Raxanreeb online) – Hal askari oo ka tirsan ciidanka Puntland ayaa ku dhintay, halka saddex kale ay ku dhaawacmeen, kadib markii kooxda Daacish ay ku soo weerartay diyaarad yar oo qarax lagu soo xiray. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Janno Jiifta, oo kamid ah meelaha ay ciidamada Puntland dhowaan ka xoreeyeen kooxda Daacish. Diyaaradda...

Dab xooggan oo markale dib uga kacaya magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka.
Post

Dab xooggan oo markale dib uga kacaya magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka.

Los Angeles (Raxanreeb online) – Dab xooggan ayaa mar kale ka kacay qeybo kamid ah magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka, waxaana bilowday in  halkaasi laga daadgureeyo dad badan, si looga badbaadiyo in waxyeelo kasoo gaarto dabka dib uga kacay Los Angeles. Sida ay warinayaan qaar kamid ah Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa sheegaya in dabkan...

Dowladda Qatar oo tababar usoo xirtay dhallinyaro kamid noqoneysa ciidank Xoogga dalk Somalia
Post

Dowladda Qatar oo tababar usoo xirtay dhallinyaro kamid noqoneysa ciidank Xoogga dalk Somalia

Doxa (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar. Sidoo kale, Waiirka iyo wafdiga la socday ayaa Qatar u tagay ka qeyb galka munaasabadda ay ku qalin jebiyeen 17 arday oo soo dhameystay tababar ciidan oo kala duwan, kuna soo biiraya...

Madaxweynaha soomaaliya oo ka degay Qaahira
Post

Madaxweynaha soomaaliya oo ka degay Qaahira

Qaahir (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo duulay dalka Switzerland ayaa xalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, halkaas oo lagu soo dhaweeyay.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Masar, Cabdulfataax Al-Siisi oo ay kulamo xasaasi ah ku yeelan doonaan gudaha magaalada caasimada...

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo DF ku eedeeyay in ay hor istaagtay dhawaacyo laqaadi lahaa
Post

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo DF ku eedeeyay in ay hor istaagtay dhawaacyo laqaadi lahaa

Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka falceliyay su’aasha ku saabsan sababta dowladda Xasan Sheekh u taageeri la’ dahay dagaalka Puntland kula jirto Argagixisada Daacish ayaa Villa Somalia ku eedeeyay in ay caqabad ku tahay dagaalkaasi. Sidoo kale, madaxweyne Lugatoor ayaa sheegay in Villa Somalia aysan wax taageero ah...

Puntland oo heshay diyaarad Helicoptar ah oo ka taageereysa dhanka cirka
Post

Puntland oo heshay diyaarad Helicoptar ah oo ka taageereysa dhanka cirka

Garoowe (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa buuraha gobolka Bari ka wada howlgal ay ku doonayaan in ay kusoo afjaraan kooxaha argagaxisada ee ku jira buurahaasi, gaar ahaan dagaalyahannada kooxda Daacish ee isugu jira Soomaalida iyo ajaaniibta. Sidoo kale, Puntland , ayaa hadda heshay diyaarad nuuca qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Helocopter,...

Dab ka kacay xarunta dambi baarista C.I.D
Post

Dab ka kacay xarunta dambi baarista C.I.D

Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dab xoogan oo xalay ka kacay dhismaha Xarunta Laanta Dambi baarista C.I.D, kaas oo si weyn looga dareemay caasimada.Dab xalay ka kacay xarunta dambi baarista C.I.D. Qoraalka booliska ayaa waxaa lagu sheegay in dabka uu ka dhashay koronto, isla-markaana uu...

Puntland Forces Make Gains Against ISIS in Calmiskaad Mountains
Post

Puntland Forces Make Gains Against ISIS in Calmiskaad Mountains

Raxanreeb Online – Fierce battles in the Calmiskaad Mountains between Puntland forces and ISIS militants have left nearly 20 people dead over the past three days, according to military sources. The clashes mark a significant phase in Puntland’s ongoing offensive to eliminate ISIS strongholds in the region. General Maxamud Maxamed Axmed, widely known as Faadhigo,...