Month: January 2025

President Hassan Sheikh Mohamud Receives Prestigious African Leadership Award
Post

President Hassan Sheikh Mohamud Receives Prestigious African Leadership Award

DAVOS, Switzerland – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has been awarded the African Presidential Leadership Award by Africa House during a ceremony in Davos, Switzerland. The award recognizes his exemplary leadership and unwavering dedication to advancing Somalia’s state-building efforts. Under President Mohamud’s leadership, Somalia has achieved significant milestones, including the lifting of a decades-long arms...

Kenya oo ka dhaaftay shuruudihii dal ku galka ee Afrikaanka marka laga reebo Soomaaliya iyo Liibiya
Post

Kenya oo ka dhaaftay shuruudihii dal ku galka ee Afrikaanka marka laga reebo Soomaaliya iyo Liibiya

Nairobi (Raxanreeb online) – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay meesha ka saartay shuruudaha eTA iyo dal ku galka ee dhammaan muwaadiniinta Afrikaanka ah, iyadoo aan lagu soo darin kuwa ka imaanaya dalalka Soomaaliya iyo Liibiya, iyadoo sabab looga dhigay arrimo amni. Talaabadan ayaa looga golleeyahay in lagu xoojiyo isdhexgalka gobolka iyo kor u qaadida...

Shirkadaha Diyaaradaha oo joojiyay dhammaan duulimaadyadii gudaha iyo dibadda
Post

Shirkadaha Diyaaradaha oo joojiyay dhammaan duulimaadyadii gudaha iyo dibadda

Muqdisho (Raxanreeb online) – Shirkadaha Diyaaradaha ee ka howlgala Soomaaliya ayaa joojiyay dhammaan duulimaadyadii gudaha iyo dibadda ee billaabay Arbacada, Janaayo 22, 2025, iyagoo ka cabanaya lacago dheeri ah oo ay ku soo rogtay dowladda Federaalka. Ururka ay ku midaysan yihiin hawl-wadeennada shirkadda Somali Airlines oo wakiil ka ahaa ku dhawaad ​​20 shirkadood oo duulimaadyo...

In ka badan 1,660 Qaxooti ah oo laga baajiyay safar ay Mareykanka ku tagi lahaayeen
Post

In ka badan 1,660 Qaxooti ah oo laga baajiyay safar ay Mareykanka ku tagi lahaayeen

Afgaanistaan (Raxanreeb online) – In ka badan ​​1,660 oo qaxooti ah oo u dhashay Afgaanistaan ah ayaa shalay laga joojiyay duulimaad u qaadi lahaa Mareykanka oo ay dib u dejin ka heleen, kaddib markii Trump uu soo saaray amar hakinaya qaxootiga Mareykanka uga imaanaya dibadda. Sidoo kale, Sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters, qaxootigan...

Somali President Attends World Economic Forum, Receives Leadership Award
Post

Somali President Attends World Economic Forum, Receives Leadership Award

Davos, Switzerland — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is attending the World Economic Forum (WEF) in Davos, where he will deliver a speech highlighting Somalia’s progress, economic growth, and plans for sustainable development. His address will focus on the country’s efforts to strengthen infrastructure and foster international partnerships. President Mohamud will also be honored with...

Ethiopian Troops Withdraw from Dinsoor, Raising Security Concerns
Post

Ethiopian Troops Withdraw from Dinsoor, Raising Security Concerns

Ethiopian forces have officially withdrawn from military bases in Dinsoor, a key district in Somalia’s Bay region, sparking fears of a potential resurgence of Al-Shabaab militants. The withdrawal, confirmed Tuesday, comes after nearly a decade of Ethiopian-led security operations in the area. Local residents and officials are concerned about the vacuum left in one of...

Goob loo dalxiis tago oo kutaala dalka Turkiga oo dab xooggan ka kacay
Post

Goob loo dalxiis tago oo kutaala dalka Turkiga oo dab xooggan ka kacay

Bolu (Raxanreeb online) – Dab xooggan oo ka kacay hoteel ku yaala magaalo dalxiiseedka Bolu ee dalka Turkiga ayaa sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana hadda bilowday baaritaanno lagu ogaanayo waxa dabkan dhaliyay. Sidoo kale, inta la xaqiijiyay 10-qof oo kamid ahaa dadkii hotelka ku sugnaa ayaa geeriyooday, halka ay dhaawacyo kala duwan...

Ciidamada Itoobiya oo billaabey dhaq-dhaqaaq ay uga baxayaan degmada Diinsoor
Post

Ciidamada Itoobiya oo billaabey dhaq-dhaqaaq ay uga baxayaan degmada Diinsoor

Diinsoor (Raxanreeb online) – Wararka ka imanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa sheegaya in saakay Ciidamada Itoobiya ka baxeen qaar kamid ah saldhigyadii ay halkaasi ku lahaayeen, waxaana dadka degaanka ay muujinayaan cabsi xoog leh oo ay ka qabaan in AS ay dib ula wareegto gacan-ku-heynta degmada Diinsoor ee gobolka Baay . Lama oga...

Saamiya Suluhu Xasan oo ku dhawaaqday in dalkeeda uu ka dilaacay Feyruska Marburg
Post

Saamiya Suluhu Xasan oo ku dhawaaqday in dalkeeda uu ka dilaacay Feyruska Marburg

Tanzania (Raxanreeb online) – Dalka Tanzaaniya , ayaa looga dhawaaqay in uu ka dilaacay Fayruska Marburg, kaas oo soo ritay qaar kamid ah dadka kunool dalkaasi, waxa ayna dowladda durba bilowday dedaalo looga hortagayo in feyruskaasi sii faafo. Sidoo kale, madaxweynaha dalka Tanzaniya Saamiya Suluhu Xasan, ayaa ku dhawaaqday in uu ka dilaacay dalkeeda Fayruska...