Tel Aviv (Raxanreeb online) –Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran ayaa sheegay Talaadadii in ay laba gantaal ku rideen Israa’iil, saacado kaddib markii milatariga Israa’iil ay sheegeen in ay qabteen gantaal laga soo tuuray dalkaas. “Weerarka koowaad waxa lagu beegsaday gegida diyaaradaha ee Ben Gurion” ee ku taal magaalada Tel Aviv, kan labaadna waxa lagu...
Month: January 2025
Madaxweyne Siisi oo war ka soo saaray heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Qaahira(Raxanreeb online) – Madaxweynaha Masar Cabdifataax El-Sisi ayaa sheegay in uu si dhow ula socdo heshiiskii Ankara ay ku gaareen Itoobiya iyo Soomaaliya. Sida laga soo xigtay madaxtooyadda Masar, Sisi ayaa Sabtidii wada hadal dhanka taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron, isagoo u sheegay inuu rajeynayo in heshiiska dhawaan la gaaray uu gacan...
Dowladda Burundi oo khiyaano ku tilmaamtay in howlgalka cusub ee AUSSOM laga reebo
Bujumbura (Raxanreeb online) – Dowladda Burundi ayaa gabi ahaanba isaga hartay howlgalka Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya ee AUSSOM, iyadoo sabab uga dhigtay khilaaf weyn oo ka dhashay tirada ciidamada loo qoondeeyey oo ay ku tilmaantay khiyaano dhinaca Soomaaliya uga timaaday. Sidoo kale, arrintan ayaa banaanta timid kaddib markii Soomaaliya ay u qoondeysay Burundi kaliya...
Wadamo badan oo looga dabaal degay sanadka cusub ee 2025
Australia (Raxanreeb online) – Dalal ka tirsan caalamka ayaa bilaabay dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2025-ka oo wadamadii ugu horeeyey ka curtay. Sidoo kale, Labada dal ee Australia iyo New Zealand oo ah dalalka ugu horeeyey ee sanadka cusub uu ka bilowday ayaa waxaa ka dhacay dabaalgeyo waaweyn. Dhanka kale, Magaalooyinka Auckland...
MW Deni oo magacaabay guddiga daryeelka dhaawacyadii Ciidamada hawlgalka ciribtirka
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga taakulaynta iyo daryeelka dhaawacyada ciidamada ee hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ka bilaabanaya. Sidoo kale, Guddigan cusub uu magacaabay Madaxweyne Siciid Deni, ayaa isugu jira wasiirro katirsan maamulkiisa iyo guddoomiyaal gobol iyo degmo, kuwaa oo si gaar ah...
Wasiir arrimaha gudaha DF oo shaaciyay habka ay udhaceyso doorasho qof iyo cod ah
Dhuusamareeb (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo masuuliyiin kale oo xalay magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaanada Galmudug. Sidoo kale, Wasiirka ayaa odayaasha lawadaagay in dowladda federaalka Soomaaliya ay diyaarisay shuruucda iyo habraacyada doorasho qof iyo cod ah, isla markaana iyadoo kaashanaysa Dowlad...