Month: March 2025

Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington
Post

Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington

New York ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ku eedeysay in uu yahay siyaasi hurinaya isir-naceyb. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa bayaan uu Jimcihii soo saaray ku sheegay, in danjire Ibraahim Rasuul aan hadda kaddib...

Xiisado ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya
Post

Xiisado ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Hogaamiyaha gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka Itoobiya Getachew Reda, ayaa sheegay in maamulkiisu uu dejin doono xaaladda, inkastoo xoogagga iska soo horjeeda ay la wareegeen gacan ku haynta deegaannada qaar. Dagaallada u dhexeeya garabyada xisbiga Mr Getachew ayaa halis gelinaya nabadda aan xoogganayn ee ka jirta gobolka tan iyo markii uu dhammaaday dagaal dhiig badan...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Khadka telefoonka kula hadlay Danjiraha Alper Aktas
Post

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Khadka telefoonka kula hadlay Danjiraha Alper Aktas

Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda goboleedka  Hir-shabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka Dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada haddal khadka telefoonka ah. Ugu horeyn Safiirka ayaa ugu mahadceliyay Madaxweynaha Hir-shabeelle adkeysiga dagaalka kooxda Al-shabaab  xilli lagu jiro bisha barakeysan ee Soon-qaad. Sidoo kale safiirka ayaa u tacsiyeeyay intii ku dhimatay...

RW Xamsa oo booqday isbitaalada ay ku jiraan askartii ku dhaawacntay dagaallada
Post

RW Xamsa oo booqday isbitaalada ay ku jiraan askartii ku dhaawacntay dagaallada

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  booqday isbitaalada ay yaalan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagu Al-shabaab , ee ka socda dalka. Ra’iisul Wasaaraha, oo mid mid u booqday, una kor istaagay qaar kamid ah ciidamada difaaca Qaranka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Jamews Swan kala hadlay tageerada doorashada Qof iyo Cod
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Jamews Swan kala hadlay tageerada doorashada Qof iyo Cod

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay wadashaqeynta dowladda iyo hey’adaha Qaramada Midoobay, teegaarada qorshaha dowladda ee doorashooyinka qof iyo cod, hawlgalka cusub ee Midowga...

RW Xamsa oo qaabilay Danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya
Post

RW Xamsa oo qaabilay Danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal iyo fursadaha cusub ee iskaashi dhinacyada kala duwan leh. Danjire Abdelrahman ayaa dowladda iyo shacabka...

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Post

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Jowhar ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Labo-garas ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu halkaasi ka socdo. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab, waxaana dagaalka uu yahay mid culus oo labada dhinac isku adeegsanayaan hub culus. Wararka qaar ayaa sheegaya in...

Somali Forces End 15-Hour Al-Shabaab Siege on Baladweyne Hotel
Post

Somali Forces End 15-Hour Al-Shabaab Siege on Baladweyne Hotel

Baladweyne (Raxanreeb Online) – A deadly attack on Hotel Qaahira in Baladweyne, which lasted for nearly 15 hours, has finally been brought to an end by Somali security forces. The assault, launched by Al-Shabaab militants, began with a series of explosions that sent shockwaves through the city. At least seven people, including community elders, military...

Weerar qaatay ku dhawaad 24 saac oo lasoo afjaray
Post

Weerar qaatay ku dhawaad 24 saac oo lasoo afjaray

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe soo afjaray weerar qaatay 15 saacadood oo ay Al-shabaab ku qadeen hotel Qaahira oo ku yaalla galbeedka magaalada Baladweyne  ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka oo ku biloowday qaraxyo ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 7 ruux oo isugu jira nabadoonno, saraakiil ciidan iyo...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii saakay ka dhacay magaalada Baladweyne
Post

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii saakay ka dhacay magaalada Baladweyne

Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarka Al-shabaab ka geeysteen Hoteelka Qaahira ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu ka tacsiyadeeynayo xasuuqii ay kooxda Al-shabaab u geysteen nabadoonnada dhaqanka, iyo dadkii kale ra’yidka ahaa ee saakay ku laayeen Hoteel Qaahira ee galbeedka...