Day: April 2, 2025

Home » Archives for April 2, 2025
Tirada dhimashada dhul gariirkii ku dhuftay Myanmar oo korartay
Post

Tirada dhimashada dhul gariirkii ku dhuftay Myanmar oo korartay

Myanmar ( Raxanreeb Online) Markii laga aadaamay jimcahii lasoo dhaafay magaalada Sagaing ee dalka Myanmar, ayaa boqolaal Muslimiin ah waxay u dareereen shanta masaajid ee ku yaala bartamaha dalka Myanmar. Waxa ay aad ugu hamuun qabeen in ay tukadaan salaadii jimcaha ee ugu dambeysay bisha barakaysan ee Ramadaan, iyadoo maalmo qura ay ka harsantahay maalmaha...

MW Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
Post

MW Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee caasimada Jabuuti,waxa uuna kulan gaar ah la yeelan doonaa dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka...

Deadly Clan Clashes Between Two Militias Erupt in Western Mudug
Post

Deadly Clan Clashes Between Two Militias Erupt in Western Mudug

(Raxanreeb Online) – Heavy fighting between two clan militias broke out in the areas of Jiicboor and Saax Quraan, located in the western part of Mudug region, central Somalia. According to eyewitnesses and residents, both sides engaged in intense gunfire, using heavy weapons. The exact number of casualties remains unknown as information from the area...

Dagaal ka socda galbeedka gobolka Mudug
Post

Dagaal ka socda galbeedka gobolka Mudug

Jiicboor ( Raxanreeb Online) Faaf faahino kala duwan ayaa kasoo baxeysa dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo maanta ka socda deegaanada Jiicboor iyo Saax quraan oo ku yaalla galbeedka gobolka Mudug. Dagaalka ayaa la sheegaya in uu yahay mid xooggan, isla markaana labada dhinac ay rasaas  culus isku adeegsanayaan, balse aan la ogeyn khasaaraha...

Wasiir Fiqi oo u hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibaa Jabuuti
Post

Wasiir Fiqi oo u hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibaa Jabuuti

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa dalka Jabuuti Cabdiqaadir Xuseen Cumar oo shalay loo magacaabay wasiirka arrimaha dibada dalka Jabuuti. Wasiir Macalin Fiqi, oo Khadka Telefoonka gelinkii dambe ee shalay kula hadlay wasiirka cusub, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay. Qoraal kooban oo...