Kuwait ( Raxanreeb Online) Wasiirka Maaliyadda Soomaalia Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku gaaray dalka Kuwait ayaa maanta waxa uu kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Kuwait Marwo Eng. Nuura Sulaiman Al-Fassam iyo saraakiil sare oo Wasaaradda Maaliyadda Kuwait ka tirsan. Kulanka oo ay Wasiirka Maaliyadda ku wehlinayeen...
Day: April 8, 2025
Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay deegaanka Abooreey
Abooreey ( Raxanreeb Online) Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah. Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal dhowr jiho ah ku qaaday deegaanka Abooreey, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira...
Iran and Somalia Under Fire for Executing Teenagers in 2024
Mogadishu (Raxanreeb Online) – The number of people executed around the world has seen a shocking rise in 2024, according to a new report from Amnesty International. The human rights organization says 1,518 people were put to death this year alone — a32% increase from the previous year. This marks the highest number of executions...
Sacuudiga oo waqti u qabtay in dadka cumreysanaya ay dalkiisa uga baxaan
Sacuudiga ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa 1-da Dul Qacda, oo ku beegan April 29, u asteysay maalinta ugu dambeysa ee cid walba oo ajaanib ah oo dalkaasi cumro u tagtay ay uga baxdo. Wasaaradda ayaa sheegtay in tallaabadan ay qaadday si loo bilaabo isu diyaarinta Xajka. War ay soo saartay,...
Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka xukunka dilka ugu badan fuliyay 2024
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024 ay si weyn kor ugu kacday. Sida ku cad warbixin cusub oo ay hay’addu ka soo saartay 2024, waxa dil lagu fuliyay 1,518 qof, taasi oo ka dhigan in tiradu ay kor...