Day: April 9, 2025

Home » Archives for April 9, 2025
Maamulka Puntland oo yeeshay hay’adda aqoonsiga dadweynaha
Post

Maamulka Puntland oo yeeshay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Garoowe ( Raxanreeb Online) Siciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo lagu dhisayo hay’adda aqoonsiga dadweynaha Puntland ( PID). Wareegtada kasoo baxday xafiiska Deni ayaa u qorneed sidan. Madaxweynaha Puntland,  markuu arkay: Dasruuka dowladda Puntland Markuu arkay baahida loo qabo dhismaha hay’adda aqoonsiga dadweynaha Puntland. Markuu arkay talo...

Renewed Fighting in Abooreey as Somali Forces Repel Al-Shabaab Assault
Post

Renewed Fighting in Abooreey as Somali Forces Repel Al-Shabaab Assault

Hiiraan, Somalia (Raxanreeb Online) – Fierce clashes erupted again this morning in Abooreey, a village in the Hiiraan region, as Somali government forces and allied community fighters engaged in heavy combat with Al-Shabaab militants. According to security sources on the ground, the Somali National Army (SNA), backed by local Macawiisley forces, mounted a strong defense...

Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qeybsanaanta Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo arrinta Al-shabaab
Post

Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qeybsanaanta Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo arrinta Al-shabaab

New York ( Raxanreeb Online) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa la filaya in bishaan April ay kulan ka yeeshaan xaaladda kala qeybsanaanta  siyaasadda Soomaaliya iyo saameeynta Al-shabaab. Wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo madaxa howlgalka KMG ah ee UN-ka ( UNTMIS), ayaa la qorsheynaya in ay warbixin siiyaan....

Dagaal culus oo saakay markale dib uga qarxay deegaanka Abooreey
Post

Dagaal culus oo saakay markale dib uga qarxay deegaanka Abooreey

Abooreey ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Abooreey ee katirsan gobolka Hiiraan, ayaa ku waramaya in markale saakay  uu halkaasi dib uga qarxay dagaalka xooggan. Dagaalka ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyo ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab, waxaana lasoo warinaya in dagaalka uu yahay mid culus. Ilo wareedyo amniga...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay madaxii Dacwada Shabaab ee Shabeellaha Dhexe
Post

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay madaxii Dacwada Shabaab ee Shabeellaha Dhexe

Hir-shabeelle ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen sacaadihii lasoo dhaafay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Howlgalka ayaa la sheegay inuu iugu jiray  mid weerar dhulka ah iyo duqeyn cirka...

Safiirka Yahuuda u fadhiya Itoobiya oo laga ceyriyay shirka Midowga Afrika
Post

Safiirka Yahuuda u fadhiya Itoobiya oo laga ceyriyay shirka Midowga Afrika

Avram Neguse, Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya, ayaa lagu qasbay in uu ka baxo shir ay lahaayeen Midowga Afrika Isniintii, kaasoo looga hadlayay xasuuqii Rwanda. Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil, Ambassador Avram Negus, ayaa sheegay in dalalka xubnaha ka ah ay ku qasbeen inay shirka ka baxaan, sababtoo ah waxay diideen inay ka qaybgalaan. Wasaaradda,...