Galgaduud- Somalia ( Raxanreeb Online) Faaf faahino kala duwan ayaa kasoo baxeysa dagaal u dhaxeeyay ciidanka deegaanka iyo Al-shabaab, oo ka dhacay tuulo hoostagta deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Dagaalka ayaa waxa uu yimid kaddib markii dagaalamayaal katirsan Al-shabaab, ay weerar dhowr jiho ah ay ku qadeen tuulada Hamacaduur ee gobolka Galgaduud....
Day: April 15, 2025
Voter Registration Officially Begins in Mogadishu After 50-Year Interruption
Public voter registration for Somalia’s long-awaited local council elections officially began today in Shangani District, Mogadishu — a milestone event in the country’s ongoing push for democratic reform. Local residents gathered early in the morning, forming long queues at registration centers, signaling a strong public will to take part in choosing their local representatives —...
Diwaan gelinta dadweynaha ee doorashada golaha deegaanka oo ka bilaabatay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ay si rasmi ah uga bilaabatay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Dadka deegaanka ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha diiwaan-gelinta, iyaga oo muujinaya rabitaan xooggan oo ku aaddan inay codkooda dhiibtaan si ay u doortaan wakiillada matalaya. Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Amiir,...
Trump oo ku eedeeyay Zelensky inuu bilaabay dagaalka ka dib weerarkii weynaa ee Ruushka
New York ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa Volodymyr Zelensky ku eedeeyay inuu bilaabay dagaalka Ruushka maalin kadib weerar ba’an oo Ruushku ku dilay in ka badan 30 qof oo ka dhacay Ukraine. Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in hogaamiyaha Ukraine in uu eedda la wadaago madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee “malaayiinta qof eek u dhintay”...
RW Xamsa oo soo gaba-gabeynayo safarkiisii Laascaanood iyo war-saxaafadeed laga soo saaray
Laascaanood ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la qorsheynaya inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kaddib safar qaatay muddo saddex cisho ah ee uu ku joogay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wefdiga Ra’iisul wasaaraha iyo hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa xalay soo saaray war-murtiyeed wadajir ah ay ku sheegeen in SSC-Khaatumo...