Month: April 2025

Shiinaha oo digniin adag u diray Mareykanka
Post

Shiinaha oo digniin adag u diray Mareykanka

Beiging ( Raxanreeb Online) Shiinaha, ayaa Isniintii ku eedeeyey Xukuumadda Washington inay ku-takri-falayso cashuuraha, waxaanay digniin u dirtay Dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale oo ballaadhan la galaan Maraykanka. Sidoo kale Shiinaha ayaa ka dhawaajiyay in dowladda Mareykanka ay kharashkooda ku bixiyaan, iyagoo kor u qaaday hadal-hayntiisa dagaalka ganacsi ee xargaha goostay ee u...

Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Shabeellaha Hoose
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka ka sameyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaano hoostaga degmada Wanlaweyn  ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay cutubyo katirsan Ururka 64-aad guutada 7-aad  iyo qeybta 12 April, oo kaashanaya ciidanka Booliska degmada Wanlaweyn, waxa...

RW hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon oo la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh
Post

RW hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon oo la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay  Cabdi faarax Shirdoon oo Ra’iisul wasaare soo noqday muddaadii u dhaxeeysay 2012 ilaa 2013. Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay isla qaateen muhiimadda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Post

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Ceelasha Biyaha ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helay weerar Al-shabaab ay xalay saqdii dhexe ku qadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku lee yihiin duleedka deegaanka Ceelasha Biyaha ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa la tilmaamay inuu ku biloowday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaalka toos ah oo labada dhinac ay isku adeegsanayeen hubka...

Al-shabaab oo Gowrac iyo kufsi ka geystay degmada Aadan Yabaal
Post

Al-shabaab oo Gowrac iyo kufsi ka geystay degmada Aadan Yabaal

Aadan Yabaal ( Raxanreeb Online) Waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, laga soo warinaya dhacdooyin naxdin leh, tan markii todobaadkii hore ay Al-shabaab ay dagaal ay ku qadeen halkaasi ay kula wareegeen. Ilo wareedyo kamid ah dadka deegaanka, ayaa sheegay in sideed qof oo shacab ah oo shan kamid ah Dumar  yihiin, ayaa...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Mongolia oo laga gudoomay nuqul ka mid ah warqadah aqoonsiga
Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Mongolia oo laga gudoomay nuqul ka mid ah warqadah aqoonsiga

Mongolia ( Raxanreeb Online) Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Marwo Hodan Cismaan Cabdi ayaa si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo u gudbisay agaasimaha habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mongolia, Mudane Ts. Ankhbayar. Danjire Hodan ayaa sheegtay in ay ku faraxsan tahay bilowga waajibaadkeeda cusub, ayna ka go’an tahay sii...

Kumanaan qof ayaa ku biiray mudaharaadyo ka dhan ah Trump guud ahaan Mareykanka
Post

Kumanaan qof ayaa ku biiray mudaharaadyo ka dhan ah Trump guud ahaan Mareykanka

New York ( Raxanreeb Online) Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka guud ahaan Mareykanka maalintii Sabtida si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Mudaaharaadyadan oo loo yaqaan “50501”, oo ah “50 mudaaharaad, 50 gobol, 1 dhaqdhaqaaq”, ayaa loo qorsheeyay in ay la jaanqaadaan sannad-guuradii 250-aad ee bilowgii...

Puntland oo sheegtay in guushii ugu waynayd ay ka gaartay dagaalka Daacish
Post

Puntland oo sheegtay in guushii ugu waynayd ay ka gaartay dagaalka Daacish

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Ciidamada Puntland oo shalay gelinkii dambe howlgal ballaaran ka sameeyay Dooxada Miiraale, ayaa sheegay inay guulo ka soo hoyeen. War kooban oo kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in dagaalyahannada Daacish ee ku sugnaa deegaanka lagu dilay iska horimaad, kaasi oo ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee dhexmara ciidamada Puntland...

Digniin laga soo saaray in weeraro ka dhici karaan garoonka Aadan Cadde
Post

Digniin laga soo saaray in weeraro ka dhici karaan garoonka Aadan Cadde

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xafiiska Hay’adda dhinaca ammaanka iyo bad-qabka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay inuu soo saaray qoraal digniin ah oo la xiriira in kooxda Al-shabaab ay qorshaynayso weeraro ay ku qaado xarunta Xalane ee ay Muqdisho ka degan yihiin Hay’addaha UN-ka iyo diblomaasiyiinta caalamiga ahi, sidoo kalena ay...