Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Socdaalka guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa qayb ka ah kormeer iyo dardargelin ku saabsan hawlaha doorashooyinka iyo qiimeynta diyaar garowga maamulka ee qabashada doorashada qof iyo codka ah. Inta uu...
Day: February 3, 2026
Kulan looga hadlayay la dagallanka tahriibka oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen guddi heer qaran ah oo dhowaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, kuwaas oo ka shaqeynaya arrimaha la-dagaallanka tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka. Shirka waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...
Mareykanka oo taageeray madaxbanaanida Soomaaliya
Washington (Raxanreeb Online) Tan iyo 26-ki December 2025-kii markii uu soo baxay warka la xiriira ictiraafka Somaliland ee Israa’iil, waxaa si weyn la isu weydiinayay sida uu Maraykanku u arko arrintan. Hayeeshe saacadihii la soo dhaafay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, ayaa ka hadashay mowqifka Maraykanka ee ku aaddan Somaliland iyo arrimaha si guud ku...
Puntland oo dil toogasho ah ku filisay Hodan Diiriye oo horay dil u geysatay
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Waxaa saakay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, lagu toogtay Hodan Maxamuud Diiriye oo horay maxkamad ku xuntay dil toogasho ah kaddib markii lagu helay in ay dishay Saabiriin Saylaan oo ahayd Gabar 14 jir ahayed oo gurigeeda ku noolayd. Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay shaacisay wargelin ku...
President Madobe frees political rivals and calls for state unity.
Jubaland State President Ahmed Mohammed Islam Madobe has called for state reconciliation and peace, declaring that no personal interest supersedes the state’s collective peace. The Madobe announcement follows the release of Senator Ilyaas Badal Gaboose who has been under house arrest for the last 16 months in Kisimayu, and a formal meeting with the prominent...
Mogadishu Port smashes record with a surge of cargo in the month of January.
The Mogadishu Port Authority has announced making a groundbreaking milestone in the month of January 2026, processing 21,650 twenty-foot equivalent units, making it the highest ever record in the history of the port. The Mogadishu Port Authority Director General Ambassador Mohammed Ali Nur noted that the record-breaking throughput was achieved through a successful handling of...



