Month: February 2026

Axmed Madoobe oo muddo dheer kaddib kasoo degay Muqdisho
Post

Axmed Madoobe oo muddo dheer kaddib kasoo degay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo wata ciidamo badan, ayaa galabta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. waxaana asiga iyo wefdigiisa garoonka ku soo dhoweeyay xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, wasiirro, Odayaal dhaqan iyo mas’uuliyiin kale. Axmed Madoobe, ayaa la filaya inuu saacadaha soo...

Post

A heavily armed Advance team from Jubaland touch down in Mogadishu

A heavily armed advance team from the Jubaland presidential guard arrived in Mogadishu on Tuesday morning ahead of the high-profile arrival of Jubaland President Ahmed Madobe. Madobe is expected in Mogadishu for the planned consultative meeting with other political actors and federal leaders. The arrival of the security detail marks a significant step from the...

Wacaal cusub ka soo kordhay diyaaradii ku dhacday garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ?
Post

Wacaal cusub ka soo kordhay diyaaradii ku dhacday garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya Axmed Macalin Xasan, ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad rakaab ah oo goordhaweyd ku dhacday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maareeyaha, ayaa sheegay  in diyaarad rakaab sida ay shil ku gashay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib markii ay dib ugu soo...

Ciidamo katirsan militariga Soomaaliya oo xirtay waddo muhiim ah oo ku taalla Muqdisho
Post

Ciidamo katirsan militariga Soomaaliya oo xirtay waddo muhiim ah oo ku taalla Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamo katirsan militariga Soomaaliya, oo ka gadoodsan mushaar la,aan ayaa maanta xirtay wadada isku xirta hanta-dheer iyo aargada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo ku labisan dareeska militariga Soomaaliya, ayaa sheegay in wax mushaar ah aysan helin muddo ku siman 9 bil. Qaar kamid ah ciidamada, ayaa warbaahinta u sheegay in...

Political Rift Deepens as MPs Continue Debate on Key Constitutional Changes
Post

Political Rift Deepens as MPs Continue Debate on Key Constitutional Changes

Lawmakers from Somalia’s ruling coalition in both chambers of the Federal Parliament on Monday continued formal deliberations on proposed amendments to the country’s Provisional Constitution, as part of the ongoing constitutional review process. On Sunday, parliamentarians held detailed discussions on Chapter Four of the Provisional Constitution, focusing on proposed limited amendments to Articles 49, 50,...

Ku dhowaad 60 qof oo ku dhintay doon ku degtay dalka Liibiya
Post

Ku dhowaad 60 qof oo ku dhintay doon ku degtay dalka Liibiya

Liibiya ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 53 qof oo ay ku jiraan labo carruur ah ayaa geeriyooday kaddib markii ay la degtay Doonti ay ku tahriibayeen. Hay’adda socdaalka adduunka ee IMO, ayaa sheegtay in Doonta rogtay ay waqooyiga magaalada Zuwera kazoo shareecatay 55 qof, isla markaana markii ay socotay 6 saac ay rogmatay. Ciidamada badda...

Fighting Erupts Between Jubbaland Forces and Al-Shabaab Near Jamaame District
Post

Fighting Erupts Between Jubbaland Forces and Al-Shabaab Near Jamaame District

Heavy fighting is ongoing between Jubbaland State’s Darawiish forces and Al-Shabaab militants in the outskirts of Jamaame district in the Lower Juba region of southern Somalia, following a major offensive launched by Jubbaland forces. Both sides are reported to have suffered significant casualties, although no official figures have been confirmed. Sources on the ground say...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay xubno katirsan AS
Post

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay xubno katirsan AS

Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Nin oo ku eedeysan in ay horay u dileen 4 qof, waxaa lagu magacaabaa Cabdi Cabdulqaadir Maxamed oo la sheegay in Al-shabaab looga dhex yaqaanay “Xuseen” iyo Farxmaan Maxamuud Cabdinuur Aadan oo isna loo garanayay Xasan. Maxkamadda Derajada Koowaad...

Diyaarad militari oo ay lee dahay Turkiga oo maanta soo degtay Muqdisho
Post

Diyaarad militari oo ay lee dahay Turkiga oo maanta soo degtay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo, waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, kasoo degtay diyaarad xamuul millatari oo ah nooca Airbus A400M Atlas ah, oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka Turkiga. Diyaaradda oo ka soo kacday Saldhigga cirka ee Kayseri Erkilet ee Turkiga, ayaa la rumeysan yahay in imaanshaheedu la xiriiri...

Soomaaliya oo bogaadisay Suudaan oo dib ugu mid noqotay IGAD
Post

Soomaaliya oo bogaadisay Suudaan oo dib ugu mid noqotay IGAD

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay go’aanka ay Dowladda Jamhuuriyadda Suudaan dib ugu billowday ka-qaybgalkeedii buuxda ee Urur-Goboleedka Horumarinta Geeska Afrika (IGAD). “Soomaaliya waxay si gaar ah u tixgelinaysaa adkeynta iskaashiga heer gobol ee kala dhexeeya Jamhuuriyadda Suudaan, kaas oo tiir-dhexaad u ah xoojinta wada-shaqeynta wax-ku-oolka ah ee caalamiga ah, isla...