Day: March 16, 2026

Home » Archives for March 16, 2026
Xildhibaanada Somalia ku matalaya Baarlamaanka Ururka bulshada Bariga Afrika oo la dhaariyay
Post

Xildhibaanada Somalia ku matalaya Baarlamaanka Ururka bulshada Bariga Afrika oo la dhaariyay

Arusha ( Raxanreeb Online) Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka, Ilyas Cali Xasan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha lagu dhaariyey xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. Safiirku wuxuu sheegay in talaabadan ay guul siyaasadeed u tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay muujinayso doorka iyo ka qaybgalka firfircoon ee...

Khasaaro ka dhashay duqeymo ay Iiraan la beegsatay gudaha…
Post

Khasaaro ka dhashay duqeymo ay Iiraan la beegsatay gudaha…

Weerar gantaallo oo ay Iiraan qaaday ayaa sababay burbur iyo dhaawacyo gudaha Israa’iil. Booliiska Israa’iil ayaa sheegay in saddex qof ay soo gaareen dhaawacyo fudud ka dib markii bam nooca cluster bomb ah uu ku dhacay meel u dhow magaalada Tel Aviv. Wakaaladda wararka ee AP, ayaa sheegtay in gantaallada Iiraan ay dileen 12 qof...

Maamulka Koonfur Galbeed oo beeniyay in wax dagaal ah uu dhacay magaalada Baydhabo
Post

Maamulka Koonfur Galbeed oo beeniyay in wax dagaal ah uu dhacay magaalada Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wasiirka warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Bilaal, ayaa beeniyay in xalay uu dagaal ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed. Wasiirka ayaa sheegay in xaalada magaalada ay deggan tahay, isla markaana nolol maalmeedka uu si caadi ah u socdo, waxa uu carabka...

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab, ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan oo ahaa mid sifeyn ah ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Kumaandooska Gor-Gor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo ujeedkiisu ahaa in lagu baacsado Shabaab-ka ku dhuumaaleysanaya deegaannada...