Day: August 6, 2026

Home » Archives for August 6, 2026
RW Xamsa oo isku badal ku sameeyey Agaasimeyaasha guud ee qaar kamid ah Wasaaradaha dowladda
Post

RW Xamsa oo isku badal ku sameeyey Agaasimeyaasha guud ee qaar kamid ah Wasaaradaha dowladda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis iyo isbadal ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya, oo loogu gon-lee yahay si dardargaliyo hawlihii socday. Ra’iisul wasaare Xamsa oo ku saleeyay qodobada 119-aad, farqada (D) ee DastuurkaKMG ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaana xilalka cusub loo...

Soomaaliya oo 24 diyaaradood oo dagaal ah ka iibsaneyso Pakistan iyo XOG
Post

Soomaaliya oo 24 diyaaradood oo dagaal ah ka iibsaneyso Pakistan iyo XOG

Islamabad ( Raxanreeb Online) Ilo wareedyo wargal ah ayaa inoo sheegay in heshiiska iskaashi ee difaac oo shalay wasiirka gaashaandhiga Soomaliya Axmed Macalin Fiqi uu Magaalada Islamabad kula saxiixday dhigiisa dalka bakistan ay muujinayaan in heshiiska ay ku jirto in Soomaliya ay bakistaan ka iibsato 24 diyaaradood oo ah nuuca dagaalka ee JF-17 Block III...

Taliyaha ciidanka xoogga oo la kulmay Taliyeyaasha ciidamada dalalka Kenya, Uganda iyo Itoobiya
Post

Taliyaha ciidanka xoogga oo la kulmay Taliyeyaasha ciidamada dalalka Kenya, Uganda iyo Itoobiya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka xoogga Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Itoobiya, Kenya iyo Uganda, kuwaas oo ka qeyb galay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo lagu qabtay magaalada...

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee XFS ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee XFS ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarinta dhaqaalaha. Kulanka oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixinnada Heerka Waxqabadka Wasaaradaha ee Rubuca 1-aad iyo...

Puntland Forces Take Control of Former PSF Headquarters in Bosaso
Post

Puntland Forces Take Control of Former PSF Headquarters in Bosaso

BOSASO(Raxanreeb Online) — Puntland security forces on Thursday morning formally took control of the former Puntland Security Force (PSF) headquarters in Bosaso, according to a statement issued by the Puntland Police Command. The military compound had been controlled by forces loyal to Abdullahi Osman Diyano, who reportedly agreed to hand over the facility to the...

Puntland oo la wareegtay xeradii ciidamada PSF ee Boosaaso
Post

Puntland oo la wareegtay xeradii ciidamada PSF ee Boosaaso

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa saakay la wareegtay xerada ciidanka PSF ee magaalada Boosaaso, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Booliska Puntland. Xeradan oo uu heystay sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Cismaan Diyaano, ayaa la sheegay inuu ogolaaday in uu ciidanka Booliska Puntland ku wareejiyo. “Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...