KISMAYO,— The Jubbaland administration has accused the Federal Government of Somalia of fuelling conflict in Puntland following armed clashes and security operations reported in Galkayo, Mudug region. In a statement issued by the Jubbaland Presidency, the administration described the developments as deeply concerning and criticised the alleged use of Somali National Army personnel and military...
Day: August 5, 2026
Maxey tahay qorshaha uu hoggaamiye Aadan Madoobe u tagay Muqdisho ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka, halkaas oo uu uga bilaabanayo kulamo lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, Saaxibada Beesha Caalamka iyo Dowladda Koonfur Galbeed. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa...
Jubbaland oo si kulul uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxda maamul goboleedka Jubbaland, ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ciidamada ammaanka Puntland iyo ciidanka PSF, ku dhexmaray xero ku taalla waqooyi magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland, ayaa lagu cambaareeyay dagaalka iyada oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu eedeeyey inuu colaado ka hurinayo deegaannada Puntland gaar ahaan...
Soomaaliya oo Itoobiya uga tacsiyaysay dad ku dhintay musiibo ka dhacday gobolka Amxaarada
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Itoobiya uga tacsiyaysay dadkii ku dhintay daadadkii ka dhashay Roobab mahiigaan ah oo ku dhuftay gobolka Amxaarada. Roobabka mahiigaanka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur lixaad leh oo deegaanka soo gaaray. Sidoo kale bayaanka kasoo baxay Jamhuuriyadda...
Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan iyo Taliyaha ciidanka Qalabka sida ee Jabuuti ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti, General Sakaria Sheekh Ibrahim, iyo saraakiil sare oo la socday. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa Muqdisho u yimid ka qaybgalka Shirka Taliyeyaasha Ciidamada ee dalalka ka qaybta ah Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...
Soomaaliya iyo Pakistan oo yeeshay shir lagu xoojinayay xiriirka labada dal
Cammaan Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha ay labada dal wadaagaan. Inta uu kulanka socday ayaa labada hoggaamiye waxa...
Ciidamada Puntland oo dagaal kula wareegay xerada PSF ee Gaalkacyo
Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland, ayaa la wareegay xerada ay ku sugnaayeen ciidamada PSF (Puntland Security Force) ee magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaal saakay ka dhacay magaalada. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay gudaha u galeen xerada, kaddib dagaal culus oo ka dhacay xerada, kaasi oo laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala...
Puntland Forces Clash with Federal-Aligned Unit as Civilians Flee Galkayo Airport Area
Heavy fighting broke out early Wednesday morning between Puntland security forces and a federally aligned security unit at a military camp near General Abdullahi Yusuf International Airport on the outskirts of Galkayo. In a statement, the Puntland Police Command said its forces had launched a planned operation against a camp occupied by personnel who had...







