Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helay weerar maanta ciidamo ka tirsan yihiin Boolis Milatari iyo Haramcad, oo weerar ku qaaday guri uu degganaa sarkaal sare oo lagu magacaabo Jeneraal Dhagacaleen, kaa oo yaalla degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir. Ciidanka ayaa la sheegay in gudaha u galay guriga Jeneraalka, waxaana la...
Day: August 4, 2026
Uganda’s Deputy Defence Chief Arrives in Mogadishu for AUSSOM Military Talks
MOGADISHU — Uganda’s Deputy Chief of Defence Forces, General Sam Okiding, arrived in Mogadishu on Tuesday to attend a high-level meeting of defence chiefs from countries contributing troops to the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM). General Okiding was received upon arrival by senior officers of the Somali National Armed Forces. The...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirweynaha 1-aad Badaha Soomaaliyeed
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed, kaasi oo lagu lafagurayo muhiimadda ay badaha Soomaaliya u leeyihiin koboca dhaqaalaha, amniga, ilaalinta deegaanka iyo horumarinta kheyraadka buluugga ah. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay in badaha Soomaaliyeed ay yihiin hanti qaran...
Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha hay’adda Sodma iyo ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha guud ee QM ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada iyo Madaxa OCHA ee Soomaaliya. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta halka ay marayaan dadaallada gurmadka abaaraha, u diyaar-garowga fatahaadaha la saadaalinayo inay dalka ka...
Xisbiga Towfiiq oo diiday natiijada doorashooyinka Galmudug
Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Xisbiga Towfiiq ayaa si rasmi ah u diiday natiijada doorashooyinkii dhowaan ka dhacay Galmudug, isagoo ku eedeeyay habraaca tirinta codadka iyo ku dhawaaqista natiijooyinka guddiga doorashooyinka, in ay tahay mid aan lagu kalsoonaan karin. War-saxaafadeed uu xisbigu soo saaray ayaa lagu sheegay in natiijada lagu dhawaaqay aysan si buuxda uga tarjumayn...




