Muqdisho (Raxanreeb )-Alaha u wada naxariisto Shaqaalihii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo galabta qarax lagula eegtay deegaanka weydoow ee Duleedka Magaalada muqdisho
Tirada shaqaalaha waa 6 waxayna dhamaan ku basbeeleen gudaha gaariga oo ay kuwada geeriyoodeen isla goobtii lagula eegtay qaraxa, tirarada magacyada shaqaalahaasi geeriyooday waxay kala yihiin.
1- Maxamed ahmed gamaxey
2- Xusem moalim abdi
3- M abdule wardhere
4- Abdikarin Osman Abdi
5- Abdinasir Ahmed Mohamud
Qofka lixaad magaciisa ma’anan helin
Dhawr jeer ayaa sidan oo kale shaqaale ka tiran Hormuud waxaa qarax lagula eegtay gudaha & duleedka magaalada Muqdisho.
Leave a Reply