Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay.

Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha dalka.

Waxyaabaha dadku ka horyimaadeen waxaa ka mid ah canshuur kordhin gaaraysa 16% oo la dul saaray burka ama daqiiqda. Booliska ayaa dad ka dibedbaxayay arrintaan u adeegsaday gaaska indhaha ilmada ka keena, iyadoo tobannaan qofna ay xabsiga dhigeen.

Waxa inoo haysa Anfa Aden Abdi

HOOS KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published.