Muqdsho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay munaasabada maalinta 26-ka Juun oo ku beegsan 64 sanno guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay ka xorowday gumaystaha Ingiriiska.
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo fara badan si ay u xaqiijiyaan amniga inta ay socoto munaasabadda.
Madaxwaynaha Kenya ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la ilaaliyo nidaamka guud ahaan dalka Kenya isla markaana la joojiyo dibadbaxyada rabshadaha wata ee ka socda dalkaas.
William Ruto ayaa ku tilmaamay dibadbaxyadii dhacay ee looga soo horjeeday canshuur kordhinta, aynu ku galeen baarlamaanka iyo xarumaha kale ee dowladda kuwo khiyaano qaran ahaa.
Qodobadaas & kuwo kale ku daawo warka Raxanreeb oo ay inoo hayso Anfa Aden Abdi.
Leave a Reply