LAYAAB : Wasiiro Sixray Madaxweynahoodii .

LAYAAB : Wasiiro Sixray Madaxweynahoodii .

Maldives (Raxanreeb )- Laba xubnood oo ka mid ah golaha wasiiradda Dalka Maldives ayaa xabsi laga dhigay, kadib marki lagu eedeeyay in aay sixreen madaxweynaha d

Booliska Maldives ayaa xiray wasiiru dowlaha deegaanka, isbedelka cimilada, iyo tamarta dalkaas Fathimath Shamnaz Ali Saleem, iyadoo warbaahinta qaranka  ay warisay in loo haysto eedeymo la xariira sixir  nooca madow ah u adeegsaday madaxweyne Maxamed Muizzu.

Saleem ayaa laga soo qabtay magaalada caasimadda ah ee Male, isaga iyo laba kale, sida ay booliisku u sheegeen warbaahinta gudaha ee jasiiradan islaamiga ah ee dhaca koofurta qaaradda Aasiya.

Masuuliyiintan oo ay baaritaanno kala duwani ku socdaan ayaanay saraakiishu faahfaahin dheeraad ah ah ka bixin xariggooda, iyo qaabka ay madaxweynaha u sixreen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.