Madaxweyne Qoor Qoor iyo Odayaasha Dhaqanka beeli ku dagaalamay Galgaduud oo shir xasaasi ah yeeshay

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Odayaasha Dhaqanka beeli ku dagaalamay Galgaduud oo shir xasaasi ah yeeshay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay hesiishka horudhaca ah ee shalay ay gaareen, isla markaana kula dardaarmay in si buuxda loo dhammeystiro qaybaha haray heshiiska.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, mudanayaal ka tirsan goloyaasha Dowladda Galmudug iyo odayaashada labada beel iyo culimaddii garwadeenka ka aheyd heshiiska.

Leave a Reply

Your email address will not be published.