Carruur Walaalo ah oo ku geeriyooday qarax Miino

Carruur Walaalo ah oo ku geeriyooday qarax Miino

Inta la xaqiijiyay laba carruur walaalo ahaa ayaa ku geeriyooday halka mid kale uu ku dhaawacmay kadib markii ay miino qula qaraxday Dhul miyihi ah oo kuyaalla degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Dhacdooyinka noocan ah ayaa in badan deeganada hoos yimaada Xeraalle kusoo laab-laabatay Mano jirto wax wacyi-galin iyo ka hortag kale ah oo laga sameeyay

Tan iyo markii ay dhaceen dagaallada sokeeye ayaa meelo badan oo dalka ah waxaa lagu arkay haraadiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo waxyaabaha qarxa, kuwaas oo dhibaato u geysta Dadka shacabka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.