Dowladda Federaalka Itoobiya oo bilihii la soo dhaafay xiriir wanaagsan uu kala dhaxeeyay Somaliland ayaa waxaa ay billoowday inay Ciidamo aad u farabadan u tababarto Maamulka somaliland ee aaminsan inay ka Go’een Soomaaliya inteeda kale.
Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa sagootiyay ciidamadii ugu badnaa oo Itoobiya ay Somaliland u soo tababarayso.
Magaalo lagu baahiyay Baraha Bulshada ayaa muujinayay Ciidamada oo xuduuudka Wajaale uu ku sii sagootiyay Taliyaha Guud ee Ciidamada Somaliland.
Leave a Reply