DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax jugtiisa laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaaadir ayaa goordhow ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo kutaalla kasoo horjeedka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee u dhow Daljirka Daahsoon.

Qaraxa ayaa xilliga maqaayadda uu ka dhacayay waxaa la sheegay in dad Dhalinyaro u badan ay Ciyaaro ku daawanayeen.

Khasaaro ayuu geystay qaraxa, waxaana wararka kusoo kordha kusoo gudbin doonaa halkaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.