Macalin lagu dilay Gobolka Mudug & faah faahin laga helay.

Macalin lagu dilay Gobolka Mudug & faah faahin laga helay.

Ninkii dilay Macalin Cabdiraxmaan Muuse Ducaale ayaa gacanta lagu dhiga”, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Mudug oo ka hadlayay kulan ay saaka isugu yimaadeen maamulka waxbarashada iyo macalimiinta gobolka Mudug.

Laamaha amaanka gobolka Mudug iyo dadka deegaanka Seemade ayaa la sheegay in ay iska kaashadeen in gacanta lagu dhigo, xilli isku dayay in uu baxsado.

Dhowr jeer ayaa degaano katirsan gobolka Mudug waxaa ka dhacay dilal loo geystay Macalimiin iyo dhaqaatiir, taas oo la xiriirtay Aanooyin qabiil.

Leave a Reply

Your email address will not be published.